Suuqii Ay Wada Maamuli Jireen Waqooyiga iyo Koonfurta Kuuriya Oo Lagu kala Dareeray Kadib Saansaan Colaadeed
Hargeysa(SLpost)-Shirkadaha laga leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya ayaa waxa ay billaabeen in ay shaqaalaha iyo qalabkooda kala baxaan xarunta wershadda Kaesang ee ku taala gudaha...
Dalal La Filayo Inay 20 Sano Gudahood Kaga Bixi Doonaan Khariiradda Dunida Iyo Sababta
Hargeysa (SLpost)- Dunidu waxa ay maanta maraysaa waqti aad u adag iyo duruufo dhinac kasta oo nolosha ka mid ah taabanaya oo qallafsan, dhaqaale...
“Doorashaddani Waa Xisaabtan,Adhiguna Shugux Shugux Kama Ilbaxo, Siyaasiyiintuna Xafladdo, Dhagax Dhig, Iyo Wax Qabad La’aan.”Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa(SLpost)-Musharax xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay doorashooyinka isla markaasna dhaliilo u jeediyay musharixiinta labada xisbi ee Waddani iyo Kulmiye, waxaanu shacabiga...
Daawo:-Maayarka Caasimada Oo ka Hadlay Shan Garoon oo Casri Ah iyo Goobo Kale oo lagu Ciyaaro Oo Laga Caawinayo Dhisidooda
Hargyesa(SLpost)-Maayarka caadimada ayaa daboolka ka qaaday shan goobood oo garoomo iyo meel kale oo dhalinyaradu ku ciyaaraan isugu jira oo ENG caalami ah uu...
Daawo:-Arday Ka Qalinjabisay Farsamada Gacanta Oo Soo Bandhigay Qalab Casriya
Hargeysa(SLost)-Ardayda ayaa soo bandhigay qalabka qoryaha iyo sidoo kale miisaan qaab casri ah loo farsameeyay, waxaana halkaas ka hadlay masuuliyiin badan oo dugsigaas iyo...
Mashaariicda Ganacsadaha reer Kuwait ka hir-geliyey Degmada Sheikh uma baahna Carqaladdeyn Siyaasaddeed!!
Anigoo ku hadlaya afka Aqoonyahanka Gobolka Saaxil, gaar ahaan degmada Sheikh, waxaan halkan ka beyaaminayaa in horumarka ka socda degmada sheikh uu kow ka...
Daawo:-Laasacaanood Ayaa Markii Ugu Horaysay Wadooyinkeedu ku Raaxaysanayaan Iftiinka Laanbadaha Soolarka Ku Shaqeeya
Laasacaanood(SLpost)-Wadooyinka magaalada Laasacaanood ayaa ku raaxaysanaaya iftiinka laanbadaha solarka cadceeda ku shaqeeya, waxaana halkaas hawshaas ka bilaabay wasaarada macdanta iyo biyaha Somaliland. https://youtu.be/cEZBDkqV0jw
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

