HomeMashaariicda Ganacsadaha reer Kuwait ka hir-geliyey Degmada Sheikh uma baahna Carqaladdeyn Siyaasaddeed!!

Mashaariicda Ganacsadaha reer Kuwait ka hir-geliyey Degmada Sheikh uma baahna Carqaladdeyn Siyaasaddeed!!

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Anigoo ku hadlaya afka Aqoonyahanka Gobolka Saaxil, gaar ahaan degmadaSheikh, waxaan halkan ka beyaaminayaa in horumarka ka socda degmadasheikh uu kow ka yahay Ganacsade Sh. Xamad Binu Sabaax Al-axmed oo ahGanacsade uu dhalay Boqorka dalka Kuwait, kaasoo maal-gashigabalaadhan ku sameeyey degmada, tobankii sannadood ee u dambeeyey,walina ku howlan sidii uu u sii balaadhin lahaa Maal-gashigaas.

Geesta kalena, mashaaruuc wax ku ool ah oo ay dadka deegaanku uaayeen, una aayi doonaan ka fuliyey degmada sheikh, oo aynu odhankarno waxa ka jiray dib u dhac baaxadleh. Haddii aynu tusaale koobanka soo qaadno Mashaariicda uu Ganacsadahan u dhashay dalka Kuwait kafuliyey degmada waxa kamida:-Cisbitaalka Guud ee degmada oo uu ku caawiyey dib-u-dhis ku kacay$2.5 milyan, Dhismeyaal uu u dhisay Dawladda ee Degmada.

Waddooyinka Magaalada oo u sameeyey (Security light) Laydh lagadhaliyey Sollar-ka oo nabad-gelyada magaalada qayb weyn ka qaatay.Guddida horumarinta Gobolka Saaxil ee Dan iyo Ducp, wuxuu ku caawiyeylacag dhan $500,000 oo uu kaga qayb-qaatay Dugsiyo laga dhisayDegmooyinka Sheikh iyo Dacar Budhuq, kuwaasoo ah Dugsiyo Boodhin ah.

Waxa kale oo uu sameeyey shaqo-abuuris uu uga faa’ideeyey Bulshadadegmada ku dhaqan, isagoo shaqaaleysiiyey labaatan qof oo uu shaqooyinka siiyey Beerta Xayawaanka lagu xanaanneeyo ee Degmada Sheikh kutaalla. Waxa kale oo uu mushaharkooda bixiyaan dhakhaatiir ajaanib ahoo ka howl-gala Cisbitaalka Degmada. 

Ganacsade Xamad Binu-sabaax, waxa kale oo Magaalada ka hir-geliyey dibhabeyn lagu sameeyey adeegyada biyo-gelinta Magaalada, isagoomaal-geliyey Mashruuc lagu bedelay Beebka Biyaha Magaalada u qaybiya.Wax-qabadka Gobolka Saaxil iyo guud ahaan Somaliland-na mashaariicdahorumarineed ee uu ka sameeyey Ganacsadani, waxa kamida dib-u-dhiskaMadaarada dalka oo uu ku maal-geliyey Lacag dhan $20 oo dib-u-dhis iyocasriyeyn lagu sameeyey Terminaalada iyo Run-way-da Madaarada. Tasoosababtay inay Madaaraddeenu la tartamaan Garoomada Geeska Afrika.

Dhamaan mashaariicdaas horumarkah isagoo qabtay, wali waxa uufulintooda gacanta ku hayaa Mashaariic kale oo aynu ka xusi karno, taniminka buuqu ka taaganyahay ee ah korantada laga dhalinayo TamartaCad-ceeda iyo Dabeysha oo sida qorshuhu yahay uu ka hir-gelinayoBuurta Qaras-goo uu ku rakibayo qalabka laga dhalinayo Dabkaas, balseay caqabad ku noqotay hindise sida muuqata daba ka riixayaan dad iyagudano khaas ah iyo kuwo siyaasaddeysan ka leh horumarka socda, kuwaasooqayb kamid ah bulshada deegaanka ka dhaadhiciyey in Macdan laga qodayoBuurtaas.

Haddaba, isagoo waxaasoo horumar ah ka fuliyey dalka, walina u heelaninuu sii wado dhismaha iyo horumarinta dalka, gaar ahaan GobolkaSaaxil, loomana baahna inay ashkhaas kooban oo aaminsan ama xambaarsan

fikrado Xisbiyo Siyaasaddeed inay hor-istaagaan horumarka socda.Sidaas darteed, Waxaan ugu baaqayaa Waxgaradka, Culimo-awdiinka,Madaxdhaqameedka, Maamulka Saaxil, ka degmada sheikh iyo guud ahaan

Dawladda in wax laga dadka aan ogolayn horumarka ay cagta saartaydegmadu ee sida khaldan bulshada qaybaheeda wax ugu sheegaya, islamarkaana kicinta iyo war-xumo tashiilka ka abuuray, iyadoo aynu ka warqabno inay Maal-gashadeyaal kale oo Carbeed ku soo hirteen gobolka,tan iyo markii uu Sh. Xamad binu sabaax maal-gashiga ka sameeyeyDegmada Sheikh.

Maal-gashadeyaashaasoo aynu ka xusi karno, Ganacsadaha u dhashay DalkaImaraadka ee Maal-gashiga ka sameynaya Buurta Gacan-libaax. 

Allaa mahad leh

Jibriil Suldaan Maxamed Maxamuud (Xandule)

Email: xandule01@gmail.com

Tel: 0634133314 Telesom

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories