Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

ABAARAHA HA TAAGEERIN!

“Markuu cawlku cawlaha orgayn, waa ad cibaaroone, Cishaday ku uuraysatiyo, caadaduu garane, Cashaday calool gelahayaan, cannugga beertiisu, Curcurradiyo lawyada intuu ku cuskaduu saaro, Cirrid iyo cagaar miday ku...

Daawo:-Kooxda Cali Khaliif Oo Mar Kale Soo Hanjabay Kadib Markii Ciidanka Qaranku Dultagay

Buuhoodle(Slpost)-Qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka kooxda khaatumo ayaa ka hadlay xaalada deegaankooda oo uu ku tilmaamay inay wali cakirantahay, waxaanay soo bandhigeen gaadiid...

DANTA GUUD

Dan Guud markaad maqashid waxa dubaaqaaga ku soo dhacaya wax la wada leeyahey oo cid badan ka dhaxeysa, waana run oo waa wax lagu...

Daawo:-Afhayeen Waddani oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Xilka Laga Qaaday

Hargeysa(Slpost)-Ibraahin Mahadi Buubaa afhayeenka Waddani ayaa ka hadlay warar laga baahiyay oo uu ku tilmaamay inay tahay dacaayado. https://youtu.be/LnHuP1uoJwM

Ninkii Ikhtiraacay E-Mailka Oo Geeriyooday: Raymond Tomlinson Waxa Uu Beddelay Qaabkii Xidhiidh Ee Dunida

Washington (SLpost)- Subaxnimadii sabtida ee toddobaadkan waxaa dalka Maraykanka ku geeriyooday curiyihii adeegga e-mail ee farriimaha la isugu diro internet ka oo da’diisu ay...

Daawo:-Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay In Gabiilay Tahay Halka Xisbiga Ucid Uu Ka Soo Noolaaday

Gabiilay(Slpost)-Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal CalI Xuseen ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Gabilay oo diiwaangalintii ka bilaabmatay, waxaanu magaaladaas u...

Daawo:-Xukuno Lagu Riday Rag Lagu Eedeeyay Qaraxyadii Baydhabo Ka Dhacay

Baydhabo(Slpost)-Eedaysanayaal loo haystay qaraxyadii dhawaan ka dhacay baydhabo oo lixdan ruux ku dhinteen ayaa haatan maanta lagu riday xukuno kala duwan. https://youtu.be/Cfe-vJVz0hc

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img