Barnaamijka Xusuus Reeb Ee Wariye Ducaale iyo Drs.Adna Adan
Hargeysa(Slpost)-Halkan ka daawo barnaamij lagu waraysanaayo ruugcadaa Adna Aadan Ismaacil oo uu waraysanaayo wariyaha isaguna ruug cadaaga ah ee Ducaale. https://youtu.be/1s4Eke8vCoo
Jabuuti Oo Somaliland Ka Taageertay Abaaraha Ku Dhutay Deegaano Ka Mid Ah
Lawyacado(SLpost)-Gaadiid Badan oo sida raashin loogu talo galay dadka abaaruhu ay saameeyeen ee Selel iyo Awdal ayaa ay dawlada jabuuti ka soo talaabisay xadka...
Madaxweynaha Maraykan Obama Oo La Hadlay Musharaxiinta Badali Doona
Us(Slpost)-Madaxweyne Obama ayaa codkiisa ku biiriyay tartanka sii kululaanaya ee loogu jiro qofkii isaga ka badeli lahaa Aqalka Cad, isagoo ugu baaqay muhsarixiinta in...
Daawo:-Wabiga Shabeele Oo Kontan Sano Kadib Biyahiisu Gudheen iyo Dadka Degan Deegaanada uu Maro Oo Biyo La’aan Ka Cabanaaya
Jawhar(Slpost)-Wabiga Shabeele ayaa biyahiisu gudheen isla maraasna si caadi ah loogu dul lugayn karaa isaga oo aan wax biyo ah marayn, waxaana taas sababay...
Daawo”Labada xisbi ee mucaaradka ah ayaanu isnidhi isku keena oo wax wada qabsada labadii goorba waxii aanu kala saxeexanay waa ay nagaga baxeen” Xasan...
Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka Xasan Guure Jaamac ayaa xisbiyada dalka ka jira ku tilmaamay kuwo isugu biyo shubtay goobo dad ay...
Dawladda Maraykanka iyo Somaliland Oo Washington Ku Yeelanaya Shir Muhiimad U Leh Qaddiyadda Somaliland
Washington (SLpost) Dawladda Somaliland iyo Maraykanka ayaa shir balaadhan kuwada xusaya 25 guurada ka soo wareegtay gooni isu taagga Somaliland. Kulanka oo 20-ka bisha...
Daawo:-Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Xirsi Oo Lagu Soo Hagaajiyay Lacagtii Wadada Ceerigaabo
Hargyesa(Slpost)-Qaar ka mid ah jaaliyada Somaliland ee maraykanka ayaa wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali ku soo hagaajiyay lacagtii wadada Ceerigaabo qayb ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

