Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Xukuumada Oo Ka Hadashay Xadka Itoobiya Ee La Xidhay

Hargeysa(Slpost)-Wasiir ku xigeenka xidhiidhak gobalada Jaamac Cabdilaahi Biin ayaa ka hadlay xadka baligubadle iyo Gabiilay oo ay xidhay Itoobiya iyada oo labadaas gooboodba haatan...

Daawo”Cali Khaliif waa danbiile maatidoox ah oo maxkamad caalami ah iyo mid Somaliland ahba waanu la tiigsanaynaa” Xaglatoosiye

Buuhoodle(SLpost)-wasiirka caafimaadka Saleebaan Xaglatoosiye ayaa daboolka ka qaaday inay maxkamad caalami ah iyo mid Saomaliland ahba la tiigsanayaan Cali Khaliif oo uu ku eedeeyay...

Jaamacadda Carabta Oo Liiska Argagixisada Ku Dartay Xizbullah

Masar(SLpost)-Jaamacadda Carabta ayaa urur argagixiso u aqoonsaday dhaq-dhaqaaqa shiicada ee Xizbullah ee ka dhisan Lubnaan, todobaad uun kaddib markii ay tallaabadan oo kale ay...

Daawo;-Muuqaalka Dad Ku Gadooday Musharaxa Cunsuriga Ah Donald Trump Isku Soo Bax Uu Samayn Lahaa

Us(Slpost)-Isku soo bax siyaasadeed oo uu musharaxa cusuriga ah ee Donald Trump uu qabsan lahaa ayaa la qasay isla maraasana dad gadoodsani ay ku...

Itoobiya Oo Xuduudkeeda Xidhatay, Xilli Ay Diiwaangelintu Maanta Ka Bilaabmayso Gobalada Saaxil, Hawd Iyo Gabiley

Hargeysa(SLpost)-Diiwaangelinta cod bixiyayaasha Gobalka Saaxil, Baligubadle iyo Gabiley, ayaa la filayaa inay maanta si rasmi ah u bilaabanto, waxaana la diyaariyay shaqaalihii diiwaangelinta ee...

Guddoomiye Cirro Oo Duco La Dultagay Xabaasha Madaxweynii Hore Ee Somaliland Cigaal

Berbera (Slpost) -Weftigii  Sama-wade ee uu hoggaaminayey Guddoomiye Cirro ee socdalka sama-wade lugtisii saddexaad ku maraayey gobolka Saaxil,ayaa saaka bookhasho ku tegay xabaashii Alle...

Daawo Faysal CalI Waraabe Oo U Dabaaltagay Xeebta Batalaale Ee Berbera

Berbera(SLpost)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u dabaaltagay xeebta batalaale ee magaalada Berbera, waxaan halkan hoose aad ku arkaysaa muuqaalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img