Daawo:-Qaraxyo Is Xigay Ka Dhacay Dalka Giriiga Kuwaas Oo Dhimasho iyo Dhaawac Sababay
Giriiga(Slpost)-Waxa ka dhacay dalka giriiga laba qarax oo mid kooxd la'la beegsaday madaar diyaaradeed halka ka kalena la'la beegsaday goob laga raaco tareenada. https://youtu.be/MpVeZV9BvLY
Daawo:-Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Gaadiid Tiro Badan oo Ay Ka Qabsatay Ciidanka Somaliya iyo Tirada Ciidanka Ay Laayeen oo Ay Shaaciyeen
Muqdisho(Slpost)-Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid badan oo ciidanka Somaliya ay ka qabsadeen iyaga oo shaaciyay tirada ciidamada ay ku laayeen halgalkaas oo ahaa...
Mawqifka Suldaan Cabdirisaaq Oo La Wada Sugayo: Cuqaasha Subeeriyada Oo Maanta Saxaafadda La Hadlaya
Hargeysa(SLpost)- Suld. Cabdirisaaq Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa la wada sugayaa, lana eegayaa mawqufka uu kaga jawaabo xiisada ka taagan Suldaankii guud ee Subeer...
Salaad Roobdoon Ah Oo Dalka Laga Tukaray iyo Madaxweynaha Oo Shacbiga Kala Qaybgalay
Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shacbiga ku dhaqan Caasimada Hargeysa kula tukaday Salaada Roobdoonta. Salaada roobdoonta oo dalka oo dhan laga oogay...
Hoggaanka xisbiga KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Madaxda Hay’adda SAFERWORLD
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka xisbiga KULMIYE, ayaa kulan la yeeshay madaxda hay’adda caalamiga ah ee SAFERWORLD oo fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska, kana shaqaysa xoojinta nabadda,...
Daawo:-Ganacsade Boore Oo Ka Hadlay Lacagta Badan Ee Jabuuti Ay Ku Wayday Dacwayntiisii
UK(SLpost)-Ganacsade Cabdiraxmaan Boore ayaa ka hadlay dhibaatada ka soo gaadhay Jabuuti maxkmadii ay isla galeen oo uu ku tilmaamay inay ahayd mid aan xaq...
WAA MAXAY DAWLADNIMO? WAA MAXAY WASIIRKAN LAGU HAYSTO SHIINU LA SHIRAA?
Dawlad nimadi waa wax ku dhisan heshiis dadwayne ku kala nool meelo kala gadisan,doonayana in ay wax wada qabsadaan,midoobaan ,wax wada bartaan,ujeedo kaliya iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

