Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

WAA IN AYNU IS CAFINAA SI ALLE INOOGU NAXARIISTO ALLENA ROOBKA INOOGU SHUBO

Sida aynu la wada socono wasaarada diinta iyo awqaafta waxay ku dhawaaqday roob_doon bari laga oogi doono dhamaan dalka oo dhan. Walalayaal dalka waxaa...

Trump: Safaaradeena Israa’iil waxaan geyn doonnaa Qudus

Us(Slpost)-Ninka u tartamaya musharraxnimada xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka ayaa sheegay inuu safaaradda Maraykanka ee Israa'iil ka qaadi doono Tel Aviv oo uu geyn doono...

Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha oo Gurmad Caafimaad u Samaynaysa Xoolaha ay Saamaynta ku Yeelatay Xaalada Abaareed ee Dalka Ka Taagan

Hargaysa ()- Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha ayaa Kooxo Caafimaad Waxay u Kala dirtay Qaar ka mid ah Goboladda Iyo Degmooyinka dalka Iyagoo soo Fulin doona...

Obama iyo Castro oo wali ku kala aragti duwan arrimo badan

Cuba(Slpost)-Kala qaybsanaanta dhanka aragtiyada ee u dhaxeysa mareykanka iyo Cuba ayaa si weyn u soo shaac baxday kaddib markii ay kulmeen hoggaamiyeyaasha labadani dal. Arrimaha...

Rai’sal wasaaraha Australia oo digniin bixiyay

Autaralia(SLpost)-Rai'sal wasaaraha Australia ayaa digniin ku bixiyay in uu dalka galin doono Doorasho la soo horumariyay,Autaralia waxay qaban doontaa doorashooyin deg deg ah bisha...

Dad Ka Mid Ah Yuhuuda Yaman Oo Si Qarsoodi Ah Dalkaas Looga Daad Gureeyay

Yaman(SLpost)-Qaar ka mid ah yuhuudii ugu dambaysay ee ku sugnayd dalka Yemen oo uu dagaal ka jiro ayaa si qarsoodi ah loogu sii qaaday...

DAAWO: ” DAMBI UMA ARKO ANUU IN QOF QAATO PASSPORTKA DJABUTI “XASAN GAAFAADHI AFHAYEENKA KULMIYE

Hargeysa(Slpost)-Xasan Gaafaadhi Afhayeen xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay wasiirkada iyo siyaasiyiinta ay ku laluushto jabtuuti baasaboorkeeda https://youtu.be/JkaIbe3K7vk

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img