Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Madaxweyne Geele Oo La Sheegay Inuu Dacwad Ku Oogayo Shabakada Facebook

London(SLpost)-Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la sheegay inuu Maxkamadda Sare ee dalka Ireland oo ku taalla magaalladda Dublin u gudbinayo qoraal ka dhan ah...

Dhagarta La Dugsanayo W/Q: Maxamad Cabdi Daa’uud

Dhagar-qabaha oo la dilo, ayay ku jirtaa nolashiinu. Waa macnaha ay gudbinayso Aayadda 179 ee Suuradda Al Baqara. Dhinaca kale haddaad isha mariso 25ka-50ka...

Daawo:-Dhalinyarada,Salaadiinta iyo Cuqaasha Subeer Awal Oo Difaacay Saladana Guud Ee Beeshaas

Hargyesa(Slpost)-Dhalinyarada,cuqaasha iyo salaadiinta iyo guud ahaan beesha subaar Awal ayaa si weyn u taageertay saldanadooda difaacdayna suldaan Xasan. https://youtu.be/2zbNuJ7-P5Y

Daawo:-Warbixin Abaaraha,Ganacsiga, Dalxiiska iyo Arimo Badan Koobsatay oo Berbera Laga Diyaariyay

Hargyesa(Slpost)-Waxa laga diyaariyay warbixin qiimo badan oo la xidhiidha abaaraha,ganacsiga dalxiis iyo sida ay u kala socoto magaalada Berbera. https://youtu.be/8GCruRudkG4

Xisbiga Waddani Oo Soo Buuxiyay Jagadii Ictiraaf Raadinta Ay ku Lahaayeen

Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa soo buuxiyay xubintii gudida ictiraaf raadinta uu ku lahaa xisbiga Waddani, sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo...

Xoghayntii Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Loo Xidhay Wariyayaashii Shalay La Weeraray

Hargaisa(Slpost) ciidamada Booliska Somaliland ayaa falkii weerarka ahaa ee lagu qaaday habeen hore labada weriye ee ka hawl gela bulsho tv u xidhay Xog-hayntii...

Daawo:-Suldaanka Guud Ee Subeer Awdal Oo Si Qiimo Leh Ugu Mahadnaqay Dadka Beeshiisa Ee Taageerada U Muujiyay Xili Xukuumadu Damacsantahay Inay Inqilaabto

Haegeysa(Slpost)-Waxa maalmihii ugu danbeeyay jiray muran xoogan oo xukuumada iyo xisbigeedu ay ka dhex abureen besha Subeer Awal kadib markii la sameeyay suldaan lagu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img