Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Saacadda Qishka Imtixaannada Oo Dhibaato Ku Haysa Dugsiyda Dalka Ingiriiska Iyo Cabashada Macallimiinta

London (Geeska)- Barayaal Ingiriis ah ayaa cabasho weyn ka muujiyey saacado si fudud looga iibsan karo suuqa Internet ka oo ardaydu ay u isticmaali...

“Jamaal Iyo Faysal, Waxa Aan Farayaa Dardaaran Odaynimo, Talo Guurtinimo Iyo Waano Waayeelnimo” –

Hargeysa (Geeska)-Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ahna oday ruug cadaa nabadeed ah oo ay Somaliland...

Daawo:-Dadka Abaaruhu Ay Saameeyeen Ee Sanaag Oo 340 Booyadoo Oo Biyo Ah Ceerigaabo Looga Qaaday

Ceerigaabo(Slpost)-Booyado aad u badan oo biyo ah ayaa looga daad gureeyay dadka abaareegaysan ee gobalka Sanaag xarunta gobalkaas, waxaana loo kala diray biyahaas...

Daawo:-Dhawr Boqol Oo Askari Oo Talyaani Ah Ayaa Ka Hawlgala Muqdisho

Muqdisho(Slpost)-Tirada rasmiga ah ee ciidamada Talyaaniga ku sugan xerada ciidamada Xalane ayaa gaaraya 220 askari, waxaana Taliyahooda ugu sareeya la yiraahdaa Generale Massimo Mingiardi. Ciidamadaan...

Maxaa keenay hakinta diwaangalita?

Seddexdii bishii koobaad ee sanadkan ayaa uu madaxwayaha jamhuuriyada soomalilaan Mudane Axmed Maxamed Maxamuud digreeto madaxweyne oo uu ku saxeexan yahay afhayeenka madaxtooyadda...

Daawo:-Buurta Dalxiiska Loo Tago Ee Gacanlibaax Oo Wasiirka Deegaanka iyo Musharax Muuse Biixi Ay Ka Dhagax Dhigeen Guri Dalxiisayaashu u Hoydaan

Gacanlibaax(Slpost)-Buurta qurxoon ee deegaanada gacanlibaax ayaa laga dhagax dhigay guriga martida oo wasiirka deegaanka marwo Shukri Bandare iyo musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ay...

Daawo:-Madaxdhaqameedka Hawiye Oo Ku Dhawaaqay In Loo Daba Fadhiisto Maamulka Caasimada Somaliya Ee Muqdisho iyo Yaabka Ay Keentay

Muqdisho(Slpost)-Odayaasha iyo hogaanka beesha Hawiye ayaa daboolka ka qaaday inay caasimada Somaliya ee Muqdisho iyaga maamulkooda loo daba fadhiisto, waxaanay meesha ka saareen in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img