Qaar Ka Mid Ah Garoomada Kubada Ee Gadar Oo Nadaafaddaro Haayada Xuquuqda Aadamahu Ku Dhaliishay
Gadar(Slpost)-Hay'adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in shaqaalaha garoonka Khalifa International Stadium ee dalka Qatar ay ku nool yihiin meel la seexdo...
Nuxurka Warqad Uu Madaxweyne Siilaanyo Shalay U Qoray Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay warqad qoraal ah u gudbiyay guddiga doorashooyinka qaranka, taas oo uu kaga dalbaday inay hirgeliyeen dib...
Daawo:-Shaqaale Turki Ah Oo lagu Laayay Muqdisho Rasaas Lagu Weeraray
Muqdisho(Slpost)-Qaar ka mid ah shaqaalaha ka hawlgala magaalada Muqdisho ayaa ay dablay hubaysani toogasho ku dishay xili ay magaalada gaadhi ku dhex marayeen, rasaasta...
Daawo:- Abaydin Abaydin Dhalay Filim Qiso Culus Xanbaarsan
Hargyesa(Slpost)Filimkan Abaydin Abaydin Dhalay ayaa ah mid lagu matalay gudaha magaalada Hargyesa waxaana uu xanbaarsan yahay fariin culus. https://youtu.be/T0-Q_RF87n8
Madaxweynaha Tansaaniya Oo Mushaharka Ka Dhimaaya Madaxda Lacagta Badan Qaadata Ee Dawlada U Shaqaysa
Tansaaniya(Slpost)-Madaxweynaha Tanzania, John Magufuli, ayaa balanqaaday inuu dhimo mishaarka madaxda u shaqaysa dowladda. Wuxuu u sheegay taageerayaashiisa inaan la aqbaleen in masuuuliyiinta qaar ay qaataan...
Daawo:-Xasan Xanafi Oo Sheegay Inay Sirdoonka Somaliya iyo Kuwa Reer Galbeedku Ay Sida Ay Doonaan Ka Yeelen
Muqdisho(Slpost)-Xasan Xanafin oo aha madaxa ururka Al-shabaab ee warbaahinta ayaa sheegay in si wareer ah loo jidhdilay isla markaasna barnaamijkii laga duubay uu ahaa...
Daawo:-Ardayda Dugsiga Caalami Oo Abaaraha Ugu Deeqay Lacag iyo Wasiirka Waxbarashada Oo U Mahadnaqay
Hargyesa(SLpost)-Wasiirka waxbarashada ayaa uu dugsiga Caalami ku wareejiyay dhaqaale aya baaraha ugu deeqeen ardayda dugsigaas wax ka barata, waxaana mahadnaq u soo jeediyay wasiirka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

