HomeMaxaa keenay hakinta diwaangalita?

Maxaa keenay hakinta diwaangalita?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

SeddexdiibishiikoobaadeesanadkanayaauumadaxwayahajamhuuriyadasoomalilaanMudane AxmedMaxamedMaxamuuddigreetomadaxweyneoouukusaxeexanyahayafhayeenkamadaxtooyadda Somalilandwaxa lagushaaciyeygo’aankakudhawaaqistaxiligaloomudeeyeyinaydalkasirasmi ahugubilaabmatodiwaan-galintadoorashooyinkaoo ah 16bishakoobaad.

gobolkaTogdheerayaalagabilaabayiyadaoon laqiimaynxaalada dad iyodeegaantooda.

Arrintaasiwaxaykeentay inmarkiiba ay ka qayliyaandadwaynahadeegaandatogdheeroo ayxaaladabaareedhaysatay,seumaycuntaminxukuumada iyoxisbiyadaqarantoonaqaylodhaanta ka sooyeedhaysadadwaynahagobolkatogdheer,oowaxa kalaxoogbadatayLahashadakursidoonkaeekujirtay.

Bilawgiidiwaangalintaeegobolkatogdheeraxsaabtiiqarankuwaxayku soodhaweeyeensocdaaloqaataykharashaadbadanooxisbiwalibaku soobandhigaycududiisataageeroooloogubaxaydadweynihiiabaaratuhaysatayeedhegjalaqloosiinwaayaycabashadooda.

Ma dhicin inxisbi iyoxukuumadtoonaloodamqadodadkanabaartuhayso,oointaillaahayraxmaadkiisa ushubayolala sugo.cidkutalisay iyo cid kahawlgashaytoona majirin.

Dhibtii iyowaxyeeladiiabaartu waysiikordhaysaymaalibamaalinta kadanbaysahalkaasxaabtiiqarankunasiikordhinayeenololaha ay kadhexwadaandadkanabaaraysan.

Lix iyotobankiibishiilabaadeesanadkanayaasitoosaloogabibaabaydiwaangalintacodbixiyaashagobolkaAwdaloo ay kajirtoabaartiiuguxumaaydeedalkakadhacdarubucqarnigiiqarankanijiray.

Odayaasha,madaxdhaqameedka,iyo waxgaradkagobolkaaadayay uqayliyeen indiwaangalintuxilligan kaqabsoontogobolkaAwdallaakiinxukuumadadalkaooiyadu kamasuulaumadaniumaygaraabinwaxgaradkagobolka,halkaaxsaabtiiqaranxiisahakursidoonkaeehayaauu kalawaynaadayxoolaha iyodadkadhimanaya.

Madhicinsidiigobolkatogdheer incidinamiiska soosaartotalo ahindiwaangalinta dibloodhigo.

DiiwaangalintuwaxayGobolkaAwdal kasocotayiyadaooxoolahumadhanayaan,dadkunadhimanyaan,axsaabtiiqarankuna kadulololaynayaanoosawirokudulgalayaan,xukuumadiidalkunaindhaha kaqarsanysoaafadaabaareedeeummadanhaysta.

Caqligiisiyaasigaummadiwuukeeniwaayayaynujoojinokursidoonkaooaynu ugurmanoummadandhimanaysa,taabadalkeedawaxauukeenay inuuugukhudbadeeyoummadiidhimanaysaysifiicanisudiwaangaliyasiaadnoogucodaysaan.ceebwaynaaereyadaafkooda kasoobaxayaygacanadiwaangalitagacanataakulayntadadkabaahankulahaa.

XaaladanabaareedkumaykoobnaynlabadagoboleeTogdheer iyoAwdalookaliyaeedalkaoodhanayaykuhabsatay, inkastagobolkaAwdal usiidaraaooisagaxoolahadaayoodadkii udhinteengaajo iyoharaad.

Xaaladiiabaareedeesidaa uqadhaadhaydiyadaoojirtaayaawaxagobolada SAAXIL,GABILAY iyoHawd laguqasbay inlagaqabtodiwaangalinta,iyadaooaan ladhagaysanqaylodhaantooda,axsaabtiiqarankunasiiwataanololahoodiixukuumadiidalkunaaanahoos ueegayn.

Hadabaiyadaoo ladiwaangaliyay kalabadhgoboladiidalka

maxaakeenayhakintadiwaangalinta?

Caqligu se maqaadikaraa inhalkaalagasiiwadodiwaangalinta?

Goboladii ladiwaangaliyayxiligiiabaartamaxaaloohayaasiloosimogoboladadalkaooloogucadaaladsameeyo?

Qaadacadawadanieehankintadiwaangalintu malexejeclodadkauu uhayaamisewaaxasoor iyocadaaladdayday?

Waxaceeb iyoayaandaro ah indalxaaladiisanololeedheerkanmaraysooodadkiisii udhimanayaangaajo iyoharaad aygurmadkaummadagarabwadaandiwaangalindoorasho.

Inkastoohakintadiwaangalintaeehadda ay dadku usameeyeenmacnayaalbadanoosiyaasi ahsidadhabtaanaaan kamadhnayn,hadanawaxaaanaycidinaiskudiidanayn iniyadaooxaaladabaareedjirto indadkaloolatagodiwaangalin.sidaadarteed ayqaladahaydxitaamarkiilagasamaynayaygoboladiihoreloogaqabtay.

Hadaba in lahakiyodiwaangalintahaddawaxakeenay inraxmaadkiiallehee lafilayaybishan seddexaad aanwali lahaynxaaladaabaareedna kasiidaraysoguudahaandalka.

Sihadabaloogucadaaladsameeyogobolada iyodegmooyinkadalkawaa in lasiiyaajaanislabaadgoboladiixiligiiabaartalagasameeyaydiwaanglinta.

Qaadacadiixisbigawadanieehakintadiwaangalintawaxa umuuqday midxagasiyaasadaookaliya ay kaeegeenmadaxdiisu,maadaamaoo aylabadiigobolee ay ka soo kalajeedeengudoomiyaxisibga iyokuxigeenkiisu ladiwaangaliyayxiliabaara.

Guntii iyogabogabadii in lahakiyodiwaangalintuwaaxaajoaanaycidinadiidi Karineesilooguxaqsoorogoboladadalka ha lasiiyojaanis iyomuddokordhingoboladiixiligaabaarta ladiwaangaliyay.

Axmedbaasheaadan

Axmedbashe14@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories