Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Dhalinyarada, Aqoonyahanka Iyo Wax garadka Degmada A.Dhagax iyo G.HAWD Hakinta Diiwaan Galinta Waa Cadaalad Daro

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha waxay dalka ka bilaabantay 16/1/2016. Bilawgii diiwangelintana xaaladda abaartu way ka jirtey gobollada dalka oo dhan. Bulshada Gobolka Togdheer waxay soo jeediyeen...

HADAYNU NAHAY LABA TABCAAN MAXAAN ISU TARIKARNAA?

MUDANE WAAN KU ARKAA INAAD KURSIGA DALKA UGU SAREEYA CAASHAQDAY ANIGANA ABAARTII BAA DHANKASTA IGU DHUFATAY LABADEENUBA LABA TABCAAN MAXAAN ISU TARI KARNAA? haddii uu damacku qaaday,dareenkaagiyo...

Daawo:- Xaalka Abaarta Oo Gaadhay Dameerii La Raran Jiray In Iyagii La Raro iyo Daad Guraynta Madaxweyne Ku Xigeenka Ee Reer Selel

Selel(Slpost)-Xaalka Abaarta ayaa sii adkaanaya haatan waxaana gaadiid lagu rarayaa dameerii iyagu dadka gaadiid ka u ahaa, daad gurayntan waxa bilaabay xukuumada oo uu...

Musqa Baraasil Oo Xadhkaha Goostay iyo Madaxweynaha Dalkaas Xilka Laga Qaadayo

Madaxweynaha Dalka Brazil Dilma Rousseff ayaa iska difaacaysa qorsha la doonayo in xilka looga qaado,Arinkani ayaa soo baxday kadib markii la sheegay eedeymo la...

Maraykanka oo dadkiisa kala baxaya Turkiga

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay shacab ka jooga dalka Turkiga koonfurtiisa kala baxayso halkaasi. Maraykanka waxuu sheegay inay cabsi jirto ku wajahani deeganadaasi. Sida uu sheegay...

Daawo:-Golaha Wakiilada Gudi Ka Socda Oo Saamiqaybsi U Maraayay Gobalada Dalka Oo Saaxil Kulamo Dadkeeda La Yeeshay

Hargyesa(Slpost)-Gudi ka socda golaha wakiilada ayaa soo gaadhay gobalka Saaxil kuwaas oo dadka deegaanka kala shiraaya saamiqaybsiga xildhibaanada golaha wakiilada oo gobalada dalka loo...

Daawo Hargyesa:-Laba Nin Oo Ku Eedaysnaa Ka Ganacsiga Tahriibinta Dadka Oo Xukun Lagu Riday

Hargeysaa(Slpost)-Laba nin oo ku eedaysnaa tahriibinta ayay maxkamada Hargyesa ku riday xukumo iyo ganaax, waxaana xukunkaas uu u dhacay sidan https://youtu.be/JJ4hQFKCJ1c

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img