Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Mucaaradka Jabuuti Oo Madaxweyne Geele Huwiyay Dhaliilo Tiro Badan

Jabuuti(Slpost)-Mucaaradka dalka Ajbuuti ee doorashada ka qaybgalaaya ayaa dhiilo xoogan u jeediyay madaxweynaha dalkaas Ismacil Cumar Geel. https://youtu.be/_a8RIBI1Ma4

Dhoolla Caddaynta Hoggaamiyeyaasha Dunidu Waxa Ay Ku Salaysantahay Dhaqanka Bulshadooda

Washington (Slpost)- Inta badan marka ay hoggaamiyeyaasha dalalka kala duwani kulmaan waxyaabaha dhaqso loo dareemo waxaa ka mid ah kala duwanaanshiyo dhinaca anshaxa iyo...

Puntland oo ogolaatay nidaamka 4.5 oo hore ay u mucaaraday

Dawlad gobleedka Puntland ayaa aqbashay in doorasahda 2016 lagu saleeyo nidaamka qabaliga ee 4.5. Waxaa arintani lagu shaaciyay heshiis ay Dawladda federaalka Soomaaliya iyo...

Giriiga Oo Ku Cilinaaya Qaxoontigii Ugu Horeeyay Turkiga

Giriiga(Slpost)-Giriiga ayaa maanta bilaabaya inuu ku celiyo Turkiga boqolaalkii qof ee ugu horreeyay ee qaxooti ah, sida uu dhigayo heshiiskii muranka dhaliyay ee ay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sameeyay Xilkaqaadis iyo Magacaabis

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu xilal u magacaabay badhasaabada gobalada Daadmadheedh iyo Selel halka uu xilka ka qaaday wasiirudawlayaal iyo isla markaasna magacaabay...

SIDII AAN KU BARTAY BALWADDA. Cumar Seerbiya

Waxaanu Fadhinaa gurigii Xaliimo Mire ee ku yaallay xaafada Reer Naasir sii jeedkooda , haddii aan ku sii xusuusiyo waa guriga albaabka foostada ah...

Daawo:-Dr.Dixood Oo Maanta Aas Maamuus Loo Sameeyay iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka qaybgalay aaska Dr.Dixood oo ahaa mid ka mid ah la taliyayaashiisa iyo sidoo kale siyaasi muhiim ah oo halganadii kala...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img