Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Dhalinyaro Taageero U Muujiyay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal CalI Waraabe

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa taagero ay u muujiyeen dhalinyarada xaafada Maxamuud Haybe. https://youtu.be/KEwlVmj_Cb4

Daawo:-Gudida Abaaraha Oo Afarkun Oo Qoys Oo Ku Nool Awdal Iyo Selel U Dirtay Gargaar Raashin U Badan

Hargeysa(SLpost)-Gudida abaaraha ee heer qaran ayaa maanta u dirtay 4000 oo qoys reer Somaliland ah gaar ahaan gobalada Awdal iyo Selel gargaar u badanaa...

Halkan Ka Daawo Barnaamij Su’aalo Adag Lagu Waydiiyay Ismaacil Hure Buubaa Oo Dhamaystiran

Hargeysa(Slpost)-Waxa dhawaan suaalo dhinacyo badan taabanaya la waydiiyay siyaasiga Ismaacil Hure Buubaa oo dhawaan uu dalka yimi kadib markii uu ka soo aayo waayay...

Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo oo Gudida Abaaraha Gudoonsiiyay Lix Anbalaas Oo Gargaar Loogu Fidiyo Dadka Abaaruhu Saameeyeen

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa gudoonsiiyay gudida qabaaraha lix gaadhi Anbalasyo ah oo loogu talo galay inay ka qaybqaataan gargaarka degdega iyada oo xaalada...

Daawo:-Berbera Oo Kadib Markii Rabashadaheedu Ay Bateen Xabsigeeda Dhaxe Lagu Kordhinaayo Qayb Cusub

Berbera(Slpost)-Maamulka berbera ayaa dhisme cusub ku kordhinaaya xabsiga dhaxe ee Berbera waxaanay arintan imanaysaa kadib markii mudooyinkii ugu danbeeyay ay bateen rabashadaha iyo dilalka...

Erdogan oo qoonsaday hadalka Obama

Us(Slpost)-Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in uu ka carooday hadalka Madaxweyne Obama ee uu ku sheegay in ay sii baaba’ayso xoriyadda saxaafadda...

Daawo” Dareenkayagu waxa uu ahaa inaan wax idin soo gaadhsiino” Wafti Balaadhan Oo Somaliya Ka Socda Ayaa Somaliland U Yimi Taakulaynta Abaaraha

Hargeysa(Slpost)-Waxa Somaliya ka yimi wafti balaadhan oo siday caawimo u siday Somaliland, isla markaasna doonaya inay ka qaybqaataan gurmadka abaaraha wax lagaga qabnaayo. https://youtu.be/gk9w9qayjXU

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img