Daawo:-Al fanaan KHADAR KEEYOW Hees Cusub 2016
Halkan ka daawo hees cusub oo uu ku luuqaynaayo fanaanka Khadar Keeyow oo ah mid cusub laguna ladhay cod macaan. https://youtu.be/z6QVm6qfnT0
Madaxweyne Siilaanyo oo Gaadhay Dadka Abaarhu Ay Saameeyeen Ee Gobalada Galbeedka Dalka
Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa tagay deegaanda abaaruhu ay asiibeen ee galbeedka dalka, waxaanu tagay magaalada Qolujeed oo ay dagan yihiin dad badan oo...
Daawo:-Waftigii Gurmadka Abaaraha Ee Somaliya Oo Hadhimo Sharafeed Loo Qabtay iyo Lacagta Somaliland Abaaraha Kaga Caawiyeen Oo Ah Hal Milyan Oo Dolar
Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka SOmaliland Saylici ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay waftigii Somaliya ee siday lacagta abaaraha Somaliland wax lagaga qabanaayay, https://youtu.be/9W8mG-71eWA
LABO DOORASHO WADA GALI KARIMAYNEE TA WAKIILADA DIB HA LOO DHIGO
Labo Doorasho Wada Gali Karimaynee Ta Wakiilada Dib Ha Loo Dhigo Tan Madaxtooyada Ha La Soo Horaysiiyo Dalkii Iyo Dadkiiba Ma Noolee Doorasho madaxweyne oo...
Daawo:-MAXAMED BK Hees Cusub U Qaaday Deegaankiisa iyo Buurta Daalo (Daalo)
Hargeysa(SlLpost)-Halkan Ka daawo Heesta Daalo oo uu inuugu luuqaynaayo fanaanka codka dahabiga ah leh Maxamed BK oo isaga laftigiisu reer Daalo ah. https://youtu.be/tHJJPI8owow
Daawo:-Xildhibaankii Ugu Da’da Yaraa Golaha Deegaanka Dalka Oo Loo Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Gaashandhiga Kana Hadlay DareenkiiSa
Hargeysa(Slpost)-Wasiir ku xigeenka gaashan dhiga ayaa loo magacaabay xildhibaankii ugu da'da yaraa xildhibaanada dalka oo ka soo baxay magaalada Ceerigoobo, waxaanu ka hadlay dareenkii...
Daawo:-Maxweynhii Hore Ee Puntland Faroole Oo Dhaliilay In Cabdiwaligaas Uu Qaatay Nidaamka Dadka Kala Qaybiya Ee 4.5
Garoowe(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Faroole ayaa ku dhaliilay madaxweynaha haatan Gaas inuu qaatay nidaamka Somaali kala qaybiya ee 4.5. https://youtu.be/bGAtAoDL_No
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

