HomePuntland oo ogolaatay nidaamka 4.5 oo hore ay u mucaaraday

Puntland oo ogolaatay nidaamka 4.5 oo hore ay u mucaaraday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dawlad gobleedka Puntland ayaa aqbashay in doorasahda 2016 lagu saleeyo nidaamka qabaliga ee 4.5. Waxaa arintani lagu shaaciyay heshiis ay Dawladda federaalka Soomaaliya iyo Dawlad goboleedka Puntland ay xalay goor dambe ku kala saxiixdeen magaalada Garowe.

Somaliya

Waxaa lagu heshiiyay in nimaakaasi uu ku koobnaado doorashadan 2016-ka, islamrkaana doorasahada 2020-ka loo gudbo codbixin ay dadweynahaya si toos ah uga qayb qaadan doonaan.

Heshiiskan ayaa ka kooban 4 qodob oo waaweyn oo kala ah qaabka doorashada ay dalka uga dhici doonto dhowr bilood ka dib, dhismaha aqalka sare ee baarlamaanka, hanaanka geeddi socodka ee hawlahaas loo marayo iyo dhaqan gelinta heshiiska.

Puntland ayaa bishii January ku gacan sayrtay heshiiskii ka soo baxay Madasha Wadatashiga oo go’aan lagu gaaray in doorashada 2016-ka lagu saleeyo nidaamka 4.5, kadib markii sida muuqatay ay suuroobi wayday in dalka laga hirgaliyo codbixin dadweyne.

Maddaxwaynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo khudbad ka jeediyay heshiiska ay wada gaareen Puntland iyo Dawladda Federaalka ka dib ayaa sheegay inaysan Puntland qaadan nidaamka 4.5 balse ay qaadatay go’aankii lagu soo afjari lahaa in waddanka hab qaybsigaasi laga musaafuriyo.

Waxaa heshiiska damanaad ka ah IGAD, QM, Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo wakiilladoodu ay wax ka saxiixeen.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories