Xasuus iyo sheeko: noloshii Xaaji Ibraahin Askar – 1935 ilaa 2016
Xaaji Ibraahin Askar Ismaaciil Sahal, oo qudha ka jaray sideetan sanadood, subaxnimadii shalay ahayd, (12 April, 2016), ayaa uu ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla...
Magaaladii Dhaqan Xumada Ee La Halligay 19 Qarni Ka Hor, Raadadka Weli Ka Nool Iyo Ficilladii Dadkeedu Samayn Jireen
Roma (SLpost)- Dalka Talyaaniga waxaa ku taalla magaalo lagu magacaabo Pompeii oo in badan oo warbaahinta dunida ka mid ahi ku naanaysto magaaladii Dhaqan...
Daawo” Somaliya nin aan la joojigin ayay iimaan ka dhigteen oo salaadii ku xidheen” Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Digniin U Dirtay Madaxdhaqameedka Dalka
Hargeysa(Slpost)-Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa dhaleecaysay matalayaasha siyaasada Somaliya oo doonaya inay madaxdhaqameedka SOmaliland soo magacaabaan baarlamaanka xubnahay u matali doona. https://youtu.be/AeL0xBziBcU
Yaa kuu fikira?
Talaabo kasta oo aad hore u qaado iyo raad kasta oo aad ka tagto ha ahaado mid togan ama mid tabane waxaa ka dambeeya...
SIDEE WAQTIGA LOO QORSHEEYAA?
“Bini’aadamoow waxaad tahay maalmo, mar kasta oo maalin tagto; badh kaa mid ah ayaa tagay” Xasan Albasri Waqtigu waa nimco ka mid ah Nimcooyinka ugu...
Gabay ( gurmad)
Hoheey huqda iyo ciilka hayaayda yeedhaysa Markaan halacsaday abaaraha inagu habsaday Hantaqada gadhay hooyo wil halyeyiyo korinaysay Haldoorki wadankeniyo ubaxi hanadadeena Haradiyo gaajeey ugu dhinten hareraheene Omasiyo hamuunbay la...
Xaar Walwaal Afrika Ku Nool Oo La Doonayo In Laga Barto Xal U Helidda Biyo La’aanta, Abaaraha Dunida Ku Soo Badanaya
Washington (Slpost)- Saynisyahanno u kuurgalay hab-nololeeda nooc ka mid ah cayayaanka Xaar-walwaalka oo ku nool dhulka lama degaanka ah ee dalka Namibia ayaa ogaaday...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

