Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Maraykanka Oo Al-shabaab Ku Duqeeyay Deegaano Koonfurta Somaliya Ka Tirsan

Somaliya(SLpost)-Wasaaradda Gaashaandhiggu waxay sheegtay in diyaaradaha aan duuliyaha wadin ay duqeeyeen laba goobood oo ay u sugnaayeen Al-Shabab Isniintii iyo Talaadada maanta. Af-hayeen u hadlay...

Daawo:-Bisad Maskax Fiican Oo Aabe Iska Dhigaya Inuu Ilmihiisa Dilaayo Ka Difaacaysa

Hargeysa(Slpost)-Aaabahan ayaa iska dhigaaya mid garaacaya ilmo yar oo xool ku jira waxaan dhirbaaxada ka xanaaqaysa isla markaasna gacanta qabanaysa bisada oo iyadu ag...

Daawo:-Xisniga Mucaaradka Ah Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Mudo Korodhsi Kale Inay Wado

Hargyesa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xukuumada ku dhaliilay inay wadao mudo korodhsi kale iyada oo ka faaidaysanaysa abaaraha isla maraasna ib u dhigtay...

INTA CADDAALAD DARO JIRTO QABYAALADI WAY JIRAYSAA !

Waa laba eray oo aad u kala fog ,waa laba eray oo macnayaal kala duwan leh  , marka aad mid mashaqana wax badan oo...

Hogaamiyihii Mucaaradka Koonfurta Suudaan Oo Dalkiisa Ku Laabtay Laba Sano Oo Dagaalo Ah Kadib

Hargeysa(Slpost)-Hogaamiyaha mucaaradka ee South Sudan, Riek Machar, ayaa dalkiisa kusoo laabtay si uu ula wareego jagada cusub ee ah madaxweyne ku xigeenka.   Tani ayaa ah...

QISO RUN AH OO KADHACDAY MAGALADA HARGEYSA

Goor sheegtu waxay tilmaamaysaa kudhawaad 3:40pm waa casar ay milicdu aad ukulushahay daruuro hogolo ah oo teel teel ah ayaa cirka ka muuqda waxaanu...

Wasiirka Arimaha Gudaha Warancade oo Si Quruxbadan Uga Sheekeeyay Libaaxydiisa Isaga Oo Dhextaagan iyo Waxyaabaha Uu ka Sheegay Farxada,Cadhada iyo Saaxiibtinimadiisa

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa si quruxbadan uga sheekeeyay cadhada, farxada iyo saaxiibtinimada libaayada uu rabeeyo, waxa uu ka hadlay macaalmika ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img