Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Guddoomiye Cirro Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Nayroobi

Hargeysa(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmana Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Nayroobi. https://youtu.be/HvK7rZ3EuIA

Daawo:-Pakistan Askari Bambo Ku Dhex Qarxiyay Maxakamad

Pakistan(Slpost)-Askari ayaa banbo ku dhex qarxiyay maxkamad kau taala dalka baakistaan kadib markii uu is yidhi cadee qaabka nin maxbuus ahaa uu ugala horyimi...

Daawo:- Faysal Cali Waraabe iyo Prof.Samatar Oo Dood Kululi Dhexmartay

Sweedan(Slpost)-Halkan ka daawo Faysal Cali Waraabe Prof.Axmed Ismaacil Samatar iyo dad shacab ah oo doodi ay ku dhex martay dalka Sweedan. https://youtu.be/5kEinaQoazI

Daawo:-Xaalada Ciidamadii Naafada Xoogga Dalka Soomaaliya Ay Haatan Ku Suganyihiin

Muqdisho(Slpost)-Ciidamada naafada ah ee xooga dalka Somaliya ayaa darenkooda ka dhiibta maalinta qaran ee xuska loo sameeyo ciidamada qaranka, waxaanay ka hadleen xaalada ay...

Daawo:-Wasiirka Gaashandhiga Oo Xadhiga Ka Jaray Maxkmada Ciidanka Qalabka Sida Ee Goabalda Bari Ee Somaliland

Burco(Slpost)-Wasiirka gaashandhiga dalka Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa xadhiga ka jaray maxkamad loo dhisay ciidamada qalabka sida ee dalka, gaar ahaan gobalada bari ee...

Daawo”Madaxdhaqameedka waxaanu leenahay waa danbi qaran hadaad Somaliya u hogaansantaan sharciguna idiima naxariisan doono” Somaliland

Hargeysa(Slpost)-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay qodob lagu soo daray shirkii wada tashiga ee Somaliya oo khuseeyay Somaliland, waxaanay digniin adag u direen madaxdhaqameedka dalka. https://youtu.be/47a4bnQ1seU

Daawo:-Shirweynhii Xisbiga Ucid Oo La Mudeeyay Xili Xisbigaas Uu Hadheeyay Khilaaf U Dhaxeeya Musharaxa Iyo Guddoomiyaha

Hargyesa(Slpost)-Waxa la mudeeyay shirweynihii xisbiga Ucid iyada oo xisbigaas uu hadheeyay khilaaf baaxad weyn oo u dhaxeeya guddooniyaha iyo musharaxa xisbigaas oo ay la...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img