Madaxweynaha Somaliland oo si Adag uga hadlay War-murtiyeed ka soo bixiyey Shir ay isugu yimaaddeen maamul-goboleedyada Soomaaliya oo JSL ku jirto
Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa soo saaray qoraal uu ugu caddaynayo dhawladda federaalka ee Soomaaliya mowqifka dawladda Somaliland ee...
Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Xildhibaan Sheekh Khaliif Sheekh Xasan oo Hargeysa ku geeriyooday
Madaxweynaha oo ka hadlay Shakhsiyaddii Marxuumka iyo Doorkii uu ka soo qaatay Geeddi-socodkii Nabadeynta Dalka Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa...
HARGEYSA: Biyo-la’aantii ugu ballaadhnayd oo Xalay u bilaabantay Xaafadaha Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax
Hargeysa (SLpost)- Biyo la’aan tii ugu xumayd muddo dhowr iyo labaatan sanno ah, ayaa soo food-saartay Xaafadaha Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax ee magaalada...
Dr Garry Miller: Baadarigii Kitaabka Quraanku Qanciyey
Dr Garry Miller: Baadarigii Kitaabka Quraanku Qanciyey Waa khabiir u dhashay dalka Kanada (Canada) ee waqooyiga qaaradda Ameerika, aqoon fogna u leh cilmiga xisaabta...
Soomaaliya Dhaqtar Ma laha
Dalka Soomaaliya ayaa waxa uu kamid ahaa dalalka ugu waaweyn ee xaga Caafimaadka ku hormaray xiligii dowladii kacaanka iyo dowladihii ka horeeyay oo Iyagu...
Maqaal uu Ka Qoray Madaxwayne Rajab Tayib Erdogan Shirka Dawladaha Islaamka
‘Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan: Shirka Istanbul ee Nabadda iyo Caddaaladda’ Shirka dawladaha Islaamka ee dunida oo soconaya 13-14 April 2016 oo ka bilaabmay Dalka...
Midawga Yurub Oo U Xadhko Xidhay La Dagaalanka Dadka Shacuurta La Baxsada
EU(Slpost)-Shanta wadan ee ugu dhaqaalaha badan Midowga Yurub waxa ay ogolaadeen inay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan la dagaallanka dadka aan dooneyn inay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

