Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Halka Ka Daawo Barnaamijka Wargeysyadu Waxay Qoraan HCTV

HALKAN ka daawo Barnaamijka Wargeysyada iyo Telefishanka HCTV Halka Ka Daawo Barnaamijka Wargeysyadu Waxay Qoraan HCTV Halka Ka Daawo Barnaamijka Wargeysyadu Waxay Qoraan HCTV

Ormada Itoobiya Oo Bishii Shanaad Mudaharaadaya

Itoobiya(SLpost)-Dalka Itoobiya waxaa bishii shanaad galay mudaharaadyo ay gobolka Oromada ka wadaan dad ka tirsan qowmiyaddaasi. Mudaharaadkan oo la sheegay inuu yihiin mid ka mid...

Daawo:-Cismaan Hindi Oo Muuse Ku Dhaliilay Aflagaagada Berbera

Hargeysa(SLpost)-Cismaan Hindi ayaa musharaxa xisbiga Kulmiye ku tilmaamay mid afkiisu uu a eryaayo dadka SOmaliland isla markaasna waxa uu dhaliilo ugu jeediyay. https://youtu.be/QhMq3IWHGLg

Daawo:-Sadex Ka Mid Ah Caruruta Lughaya Oo Badu Liqday Halka Kii Afaraad Dirqi Lagu Badbaadiyay

Luqhaya(Slpost)-Xiligan oo badu ay la kacsantahay roobabka ku da'aaya iyo biyaha bariga kaga qulqulaaya ayaa bada magaalada Lughaya waxa ay liqday sadex wiil halka...

Daawo:-Xisbiga Waddni oo Booqday Dhaamka Xaafada Jigjigayar Hargeysa oo Xili Roobaadka Caruurta Dabaasha U Tagaa Ay Ku Dhintaan

Hargyesa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ku dhaliilay xukuumada iyo dawlada hoose ee Hargyesa in aanay wax talaabo ah ka qaadin dhaamka biyaha Hargeysa...

Madaxda Islaamka Oo Ku Shiraya Istanbul

ISTANBUL(SLpost)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa marti-gelinaya kulan madaxeed ay ka qeyb galayaan 30 hoggaamiye, oo looga gol lee yahay in looga guuleysto khilaafyada...

Daawo:18 Qol oo Loo Samaynaayo Cisbitaalka Dhimirka Ee Hargeysa Xili Uu Baahi Weyn Arintan U Qabay

Hargeysa(Slpost)-dadka dhimirka wax ka qaba ee reer Somaliland cisbitaalkooda ayaa haatan lagu kordhinayaa 18 qol xili ay jirto baahi isa soo taraysa oo dadkaasi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img