Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Dhulgariirkii Labaad Oo Saacado Gudahood Ku Dhuftay Dalka Jaban Dhimashada iyo Dhaawaca Uu Sababay

Japan(Slpost)-Dhulgariir aad u xoog badan ayaa ku dhuftay magaalo lagu magacaabo Kumamoto oo ku taalla dalka Japan, halkaas oo saacado ka hor uu ka...

Daawo:-Wasiika Maaliyada Oo Raashin Gaadhsiisay Dad Lagu iyo Lo Lagu Xanaaneeyo Hargeysa Oo Abaaruhu Soo Barakiciyeen

Hargyesa(Slpost)-Wasiirka maaliyada dalka Samsam Cabdi Aadan ayaa raashin gaadhsiisay xoolo lo ubadan iyo dad ku soo barakacay waqooyiga magaalada Hargyesa kuwaas oo ay dhulkoodii...

Daawo:-Dooxa Arabsiyo Oo Gaadhi Nooha Ah Qaaday iyo Dhimashada iyo Dhaawaca Ka Dhashay

Gabilay(Slpost)Iyada oo lagu gudo jiro xili roobaadkii ayaa dooxa arabsiyo uu qaaday gaadhi nooho ah kaas oo uu hal qof ku dhintay sida oo...

Dawlada Sucuudiga Oo Sheegtay Inay Madaxweynah Malaysiya Siisay Lacagta Lagu Eedeeyay Inuu Musuqay

Malaysia (Slpost)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga, ayaa sheegay in lacagta laga helay xisaabta bangiga khaaska u ah Ra'iisul Wasaaraha Malaysia Najib Razak, in ay...

Daawo:-Guddoomiye Cirro Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Dibada Ee Kiiniya iyo Kulanadiisii Ugu Danbeeyay

Kiiniya(Slpost)-Wasiirka arimaha dibada kiiniya ayaa uu kulan la qaatay guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaah, kulankaas ayaa la sheegay in lagaga wada hadlay arimo...

Ciidamada Kala Duwan Ee Dalka iyo Wasaarada Beeraha Oo Qorshaynaysa Inay Wax Soo Saar Ka Sameeyaan Banka Wajaale

Wajaale(Slpost)-Wasaaradda Beeraha iyo Ciidamada kala duwan ee dalka ayaa qorshaynaya sidii wax-soosaar la taaban karo uga samayn lahaayeen Banka Wajaale oo ku caan ah...

Daawo:-Dooxa Gabiilay Oo Laga Helay Maydka Hal Qof Oo Ilaa Hada La Garan Waayay Muuqiisana La Soo bandhigay

Gabilay(Slpost)-Daadka roobabka curtay ayaa qaaday hal qof deegaanada Gabiilay inta la ogyahay waxaana warbaahinta loo soo bandhigay muuqaalkiisa oo xaal adag ku sugan. https://youtu.be/Gs9Gq6rKv-Q

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img