HomeSomali NewsSOMALILAND: Tiradii ugu badnayd oo Maanta u fadhiisatay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee...

SOMALILAND: Tiradii ugu badnayd oo Maanta u fadhiisatay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe/Sare iyo Jewiga Sannad-dugsiyeedkan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

HARGEYSA (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo kuwa Sare, ayaa maanta oo Sabti ah si rasmi ah uga bilaabmay guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland, iyadoo sannadkdan lagu tilmaamay inay yihiin tiradii ugu badnayd ee abid u fadhiisata Imtixaannada Shahaadiga ah ee Somaliland.

Tirada Ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2015/2016, ayaa ka badan intii u fadhiisatay sannadkii hore, waxaanay tiradooda guud noqonaysaa 25,046 (Arday), kuwaas oo isugu jira Fasallada Siddeedaad (8aad) ee Dugsiyayada Dhexe iyo Fasallada Afraad (4aad) ee Dugsiyada Sare.

Sannad-dugsiyeedkii 2014/2015 ee sannadkii  hore oo waxa imtixaanka u fadhiistay tiro u kor u dhaafaysa 24,000 Arday isugu jirta Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa Sare.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibraahin Habbane (Cllaahi-Dheere), ayaa kormeer ku sameeyey qaar ka mid ah goobaha ay ardaydu ku galayeen imtixaanaadka ee dugsiyada Hargeysa, waxaanu ka hadlay tirada Ardayday iyo codsi wada-shaqayn ah oo uu ka dalbaday ciidamada ammaanka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories