HomeSOMALILAND: Maxkamad Xukun iyo Ganaax ku ridday Dad iyo Gaadiid ku xad-gudbay...

SOMALILAND: Maxkamad Xukun iyo Ganaax ku ridday Dad iyo Gaadiid ku xad-gudbay Amar Madaxweyne

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Baligubale (SLpost)- Maxkamada Gobolka Hawd ayaa maanta Ganaax iyo xukun ku ridday Baabuur iyo Darawalkii waday ka dib markii lagu qabtey 8 Giintaal oo Baco ah kuwaasi oo hore dalka looga Mamnuucay isticmaaalkooda.

Darawalka waday Baabuurkan siday Bacaxa ayaa Maxkamada Gobolka hawd ku riday Xukun dhan 6 Bilood oo xadhig ah, halka Baabuurkiina lagu Ganaaxay inuu bixiyo aduun dhan Boqolkiiba Shan.

MAXKAMADGudoomiyaha Gobolka Hawd Sh.Cabdilaahi Maxmuud Aw Cabdi ayaa ku dhawaaqay Xukunka lagu riday Edaysanaha iyo Baabuurkii uu waday

Taliyaha Qaybta ee Ciidanka Booliska Gobolka Hawd Gaashaanle Dhexe  axmed cabdillaahi cabdi Ayaa  isna ka Hadley Xukunka isla markaana waxaa uu fariin adag u direy dadka oota Seeraha Maxkamada Gobolka Hawd ayaa guud ahaanba gubtey Bacahaasi  la soo qabtey.

Go’aanka ka soo baxay maxkamadda ayaa noqonaya markii u horeysay ee gobolka Hawd xukun noocan oo kale ah ka soo baxo waaxda garsoorka tan wixii ka dambeeyey markii madaxweynaha Somaliland digreeto ku mabnuucay in dalka gudihiisaa laga isticmaalo Bacaha oo dhibaato weyn ku haya deegaanka iyo bilicda magaalooyinka.

WARKAN OO DHAMMAYSTIRAN HOOS KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories