Home"Abaarta Gobollada Bari Ka Jirta Oo Dhan Nin kaliya ayaa Qaata Wixii...

“Abaarta Gobollada Bari Ka Jirta Oo Dhan Nin kaliya ayaa Qaata Wixii La Siin Lahaa” Sh. Aadam-Siiro + Video

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay  waxa Shareecada Islaamku ka qabto ilaalinta iyo daryeelka Hantida Ummadda ka dhaxeysa iyo sida Alle (SW) u adkeeyay.

Sheekha ayaa  Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo ku arooraya Xaaladaha Dalka ka jira, Abaaraha soo noqnoqday, heshiisyada lala gelayo Dalalka Shisheeya iyo Arrimo kale oo muhiim ah.

sheekh-adam-siira-1Sheekh Aadan-Siiro oo ugu horeyn ka hadlaya waxa Shareecadu ka qabto ilaalinta Hantida Ummadda ka dhexeysa, ayaa yidhi, “Shareecadu waxay u soo degtay in la ilaaliyo Hantida ay Muslimiintu leeyihiin iyo Hantida Qofka Bani-aadamka ahi leeyahay. Qiyaamaha waxa Qofka bani-aadamka ah la waydiinayaa halkeed ka soo shaqeysatay Maalkaaga, halkeedse ku bixisay.? Innagu maxaynu u taagan nahay Dadka Abaartu ku haysato Bariga Somaliland wixii la siin lahaa Nin keliya ayaa qaata, Wadaad ha noqdo ama Taajir ha noqdo ama Nin Aqoonyahan sheeganaya ha noqdee, taasoo dhacday kumanaan jeer.”

HOOS KA DAAWO HADALKA SHEEKHA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories