HomeGarabyada Xisbiyada UCID oo Shirar aan Caadi ahayn ku kala Qaybsaday Koonfurta...

Garabyada Xisbiyada UCID oo Shirar aan Caadi ahayn ku kala Qaybsaday Koonfurta iyo Galbeedka Hargeysa & Xukuumadda oo kala taageertay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Khudbad ka jeediyey Shirweyne aan caadi ahayn oo Garabka uu Hoggaamiyo ee Xisbigaasi ku qabsaday Huteelka ADAM’S IN ee magaalada Hargeysa, waxaanu Faysal shirkaas ka sheegay in la laalay heshiisyadii uu Jamaal la galay.

Sidoo kale Garabka kale ee uu hoggaamiyo Musharraxa Xisbigaas Jamaal Cali Xuseen aya Xukuumaddu ka joojisay Shir kan la mid ah oo uu isla maanta ku qabsan lahaa Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, balse waxa ay shirkooda ku qabsadeen meel guri hortii ah oo dhinaca Bariga kaga beegan Hotelka Maansoor.

faysalFaysal Cali Waraabe Shirka Garabkiisu ku qabsaday Hargeysa Maanta ee ay Xukuumaddu taageeraysay sida ay Aftahannews u xaqiijiyeen ila-wareedyo dawladda ka tirsan, isla markaana Garabka Jamaal ku eedeeyey Garabka Faysal, waxaa ka qaybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, Xubno ka socday Guddiga diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka iyo Marti-sharaf kale iyo weliba Ergooyin ka mid ah Garabka Faysal Taageersan ee UCID.

HALKAN KA DAAWO KHUDBADDA FAYSAL

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories