HomeXisbiga WADDANI oo ka hadlay khilaafka Xisbiga UCID, taageerona u muujiyey Jamaal...

Xisbiga WADDANI oo ka hadlay khilaafka Xisbiga UCID, taageerona u muujiyey Jamaal Cali Xuseen oo Xukuumaddu ka raacday Faysal Cali Waraabe

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa si kulul u cambaareeyey inay Xukuumadda talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyaa ku kacday tallaabo ay ku burburinayso  Xisbiga labaad ee Mucaaradka ah ee UCID, isla markaana ay si indho-la’aan iyo cadaalad-darro ah u taageertay mid ka mid ah labada Garab ee UCID u kala fadhiyey ee ay Jamaal iyo Faysal kala hoggaaminayeen oo ay Maxkamadda Sare ku amartay inay wada qabsadaan Shirweyne aan caadi ahayn.

xogXoghayaha guud ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde oo ka hadlay Shir Sarajoog ah oo ay Garabka Jamaal Barxadda hore ee Dayrka Maansoor Huteel ku qabsadeen, ka dib markii loo diiday Hoolka ay Huteelka ka kiraysteen ee ay doonayeen inay Shirkaas oo ay ugu yeedheen Shirweynihii aan caadiga ahayn ee ay Maxkamaddu ku amartay ku qabsadaan, halkaas oo ay sheegeen inay Guddoomiye cusub ugu doorteen Eng. Sabce oo ahaa Guddoomiyihii Golaha dhexe ee Xisbiga UCID.

Hadalkan, ayaa yimi markii ay Xukuumaddu is-hor-taagtay qabashada shir Garabka Musharrax Jamaal Cali Xuseen hoggaamiyo ee Xisbiga UCID ku qabsan lahaayeen Subaxnimadii Salaasada Maanta Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, halka ay ka oggolaatay, Xisbigeeda Kulmiye iyo Masuuliyiin kalena ka qaybgaleen Shir Garabka uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe hoggaamiyio ee UCID ku qabsadeen Huteelka Adem’s in ee isla magaalada Hargeysa.

Hase-yeeshee, Shirweynaha Garabka Faysal Cali Waraabe qabsadeen maanta, ayaa lagu laalay Heshiisyadii Garabka Faysal la galeen Garabka UCID markii ay isku biireen sannadkii 2012-kii, halkaas oo ay Masuuliyiin Guddoomiye Faysal ka mid yahay, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Kulmiye Maxamed Kaahin iyo Xubno kale ka mid yihiin ay ka hadleen.

HOOS KA DAAWO HADALKA MASUULIYIINTA WADDANI

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories