HomeGanacsade, Adaa Abaarta Keenay! – W/Q: Faysal C Madar (Faysal Qumuj)

Ganacsade, Adaa Abaarta Keenay! – W/Q: Faysal C Madar (Faysal Qumuj)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

faysal-qumujIllaahay waxaan ka baryaynaa inuu ilaahay abaaraha naga soo jabiyo, waxa aynu wada ognahay samaynta taban ee abaaruhu inagu leeyihiin, iyo in inta badan aynaan qorshe ka lahayn amaba aynaan is waydiin maxaakeenay in ay abaartu inagusoo noqoto sanadkasta. Qofka muslinka ah waxa muhiima marka ay masiibo ku Dhacdo Inuu iswaydiiyo maxaad qaladay ama gaf nooceeyaad gashay, halka aynu is waydiino hadaynu nahay umada muslinka ah sidii aynu uga bixi lahayn iyo sidii aynu iskaga gargaari lahayn.

Hadaba imika Somaliland waxa ku habsatay Abaar wayn oo sadex jirsatay waxaanad arkaysaa dadkii oo TVyada ka qaylinaya oo leh abaaraha dadku wax haka gaystaan, waxa kale oo aad arkaysaa kuwii ilaahay danbigii ay galeen dartii ilahay roobka inooga joojiyay oo iyagii hadana ku faanayaan inay ka qaybqaadanayaan qaadhaankii abaaraha oo ay leeyihiin $200kun ayaan bixisay shirkad hebal ama ganacsade hebal . waxaan u sheegayaa ganacsata in ay dadkan tabaalaysan iyagu usoo jiideen dhibaatadan ku habsatay waayo hadii ay xoolahooda Sakadii ku Waajibtay ka Bixinlahaayeen in ilaahay roobka inoo shubi lahaa. Waayo waxaan sidaa u leeyahay nabigeenii suubanaa ayaa inoo sheegay oo yidhi :

Nabigeenu NNKHH Waxa xadiiska saxiixa ah ee uu soo saaray IBNU MAAJA, soona wariyey saxaabiga weyn ee CABDILAAHI IBNU CUMAR IBNU KHADAAB ( Ilaahay raali ha ka ahaadee)

ما من قوم يمنعوا زكاة أموالهم إلا منعوا القطر من السماء ، ولولا البهائم لم يمطروا

Ummad ma diido inay zakada bixiso ilaa hadday diidaan ilaahay wuxuu ka joojiya roobka,, haddii aanu ilaahay ugu naxariisaneen ugaadha iyo xoolaha dhibic cirka ugama timaadeen.

Mar hadii uu rasuulku inoo cadeeyay in sakada iyo roobku isku xidhan yahay. Ganacsada ma qaadhaan ayaynu  waydiinaa mise Sakada bixiya ayaynu ku nidhaa?.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories