HomeShabakadda CADALOOL.COM oo lagu abaal-mariyey Doorkii ay ka qaadatay Baahinta Tartankii Ciyaaraha...

Shabakadda CADALOOL.COM oo lagu abaal-mariyey Doorkii ay ka qaadatay Baahinta Tartankii Ciyaaraha Gobollada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad Habeen hore lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa Shahaado-Sharafyo lagu Guddoonsiiyey Dadkii ka qayb-qaatay Hirgelinta Tartankii Ciyaaraha Gobollada Somaliland iyo Warbaahintii sida Joogtada Gudaha iyo Dibaddaba ugu gudbinayey tartankaasi.

Xafladdan oo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Shahaado-sharafyo ku guddoonsiisay Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka sida tooska ah iyo sida Dadban ba uga taageeray hirgelinta tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland, ayaa waxa sidoo kale Dadka Shahaado-Sharafta lagu Guddoonsiiyey ka mid ah Maamulka Shabakadda Ciyaaraha ee CADALOOL.COM oo intii tartanku socday si toos ah ugu gudbinaysay Ciyaaraha Dadka Internet-ka Isticmaala ee ku kala nool daafaha Adduunka.

abaalmarin-cadaloolCADALOOL.COM oo ah Shabakad ama Mareeg si Maalin leh Ciyaaraha Dalka iyo kuwa dibedda ugu baahisa Internet-ka, ayaa Wasaaradda Ciyaaruhu uga mahad-celisay doorkii ay ka qaadatay Baahinta Tartankii Ciyaaraha ee Gobollada Somaliland isla-markaana ay Shacabka Gudaha iyo dibedda ee Internet-ka Isticmaala uga haqab-tirtay Daawashada Ciyaaraha.

Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Maxamed Faarax Maydhane iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Xuseen Dhabbeeye oo ka hadlayey Munaasibaddii Cadalool.com iyo Dadka kale lagu guddoonsiiyey Shahaado-Sharafyada, ayaa si isku mid ah u xusay in Cadalool ay Shahaado Sharafta la siiyey ku muteysatay doorkii wanaagsanaa ee ay ka qaadatay baahinta Ciyaaraha Gobollada Dalka, sidaa darteedna ay mudan tahay in lagu maamuso wax-qabadka ay muujisay.

Waxa Xusid Mudan in Xafladdaasi Shahaado-Sharafyo lagu Guddoonsiiyey Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Koleyga Maxamuud Xasan Cabdillaahi (Qodax) iyo Guddoomiyaha Xidhiidhka kubadda Cagta Somaliland.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories