HomeMaxaa La Gudboon Jamaal Cali Xuseen? - W/Q: Liban Ismail Burale

Maxaa La Gudboon Jamaal Cali Xuseen? – W/Q: Liban Ismail Burale

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

liibaanJamaal Cali Xuseen maanta waayo arag wuu u noqday siyaasadda soomaaliland, waxa kale oo wuu khabiir maanta ku yahay qaybaha bulshadeena iyo inta hor joogayaasha ama jilayaasha u ah, mana joogo maalin loo dardaar wariyo.

Mustaqbalka Jamaal maanta uma bàahna in lagu eego caadifad, ku jiqsiin iyo laab lakac aan lugo ku joogin.

Siyaasaddu maaha wax lagu aarsado, lagu shaqaysto balse waa aragti horumarka loogu adeego sida òo kale waa aragti lagu dhiso fikir iyo kobac aragti wadaag.

Talaaba kasta ama go’aan kasta oo uu qofku qaato isaga oo cadhaysan, caadifadaysan oo curfi ka guuxayaa ma keenoguul iyo badhaadhe balse wuxuu dhalaa cidhib aan raagin sidaas si la mida ah ayay shaxda siyaasadduna ugu baahan tahay aragti furnaan iyo fikir bilaa xajiin ah.

Siddeedaba siyaasigu maaha ka go’aankiisa ay jaangoyn u noqdaan dhacdo maalmeedku balse waa ka fikira silsiladaha siyaasaddeed ee socda aroorkooda.

Jamaal Cali Xuseen tusmada ay tahay maanta in uu ka duulaa waxay tahay. 1. In aanu go’aan qaadashadiisa ku jaan goyan caadifad. 2. In aanay saamayn go’aan qaadashadiisa hadalada dadku ka hadlayaan ee kala ujeedada ah si aanay go’aan qaadashadu uga baahin. 3. In shayga ugu horeeya ee ka duulayaa noqdo In ay siyaasaddu tahay farshaxnimada suuragalnimada( “Politics is the art of the possible”). Ugu dambayn waxa aan ku boorin lahaa in uu garab istaago Kulmiye iyo Musharax Muuse Biixi oo aan u arko is badalka iyo rajadda giigiijinta wixii innaga dabcay in laga hagaajin karo. ..

 

Liban Ismail Burale

Liibaanhanad79@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories