“Ninka Fulayga Ah Ayaa Ku Meeraysta, Malaha Doorasho Qaban-maayaan” Wasiir Cukuse
(SL.Post) Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay waxyaabo la taaban karo ka qabatay dalka. Wasiir Cukuse...
Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Si Balaadhan Loo Soo Dhaweeyay (SAWIRRO)
(SL.Post) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilanayo iyo weftigii uu hoggaaminayay ee safarka ugu maqanaa dalka Ingiriiska, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa. Madaxweyne...
Xirsi Oo Madal Kaadiriinta WADDANI Ku Shirsanaayeen Kaga Markhaati Kacay Waxqabadka Xisbiga KULMIYE
(SL.Post) Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, Ayaa Ka Markhaati Kacay Waxqabadka Xisbul-Xaakimka KULMIYE, Waxana Uu Tilmaamay In Baahi Loo...
Ujeeddada Kulan dhexmaray Guddoomiyaha KULMIYE iyo Jaaliyadda Gobolka Hawd ee UK
London (SLpost)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna murashaxa madaxweynaha ee xisbigaas, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan kula yeeshay magaalada London Haldoorka Jaaliyadda Somaliland ee ku...
Faysal Cali Waraabe Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Shirka Golaha Dhexe Ee UCID Iyo Xubnaha Aqalka Sare Ee Somalia
(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo Hargeysa ku soo laabtay ayaa ka hadlay shirka golaha dhexe ee xisbigiisa, dagaalkii...
Musharrax U Taagan Madaxtinimada Somalia Oo Sheegay In Kuraasta Aqalka Sare Ee Galmudug Dhaqaale Loo Adeegsaday
(SL.Post) Musharaxa u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaca ka qaaday inay soo gaadheen warar sheegaya in lacago aad u fara...
DAAWO: Hees Ka Turjumaysa Hoggaaminta Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE
Hargeysa (SL.Post) Heestan waxa lagu amaanayaa hoggaaminta Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE ahan musharraxa xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, waana Erayadii Abwaan Siciid...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

