HomeMusharrax U Taagan Madaxtinimada Somalia Oo Sheegay In Kuraasta Aqalka Sare Ee...

Musharrax U Taagan Madaxtinimada Somalia Oo Sheegay In Kuraasta Aqalka Sare Ee Galmudug Dhaqaale Loo Adeegsaday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post)  Musharaxa u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaca ka qaaday inay soo gaadheen warar sheegaya in lacago aad u fara badan lagu iibsaday Tartankii Kuraasta Aqalka sare ee Galmudug.

musharax-cabdiraxman-cabdishakur-624x351

Fariin muuqaal ah oo Musharaxu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu kaga hadlay ololaha loogu jiro kuraasta labada aqal ee Baarlamaanka, isagoo xusay in siyaasada Soomaaliya ay isu bedeshay seylad laga ganacsado oo loo soo dhaqaale doonto.

“Waxaa na soo gaaraya fariimo sheegaya in Tartankii kuraasta Aqalka sare ee Galmudug lacago fara badan lagu iibsaday, waxaa kaloo maqalnay in ergooyinka dooran lahaa Aqalka Hoose dhaqaale la gelinayo oo codka Halkii Ergo uu joogo 5-kun oo dollar”. ayuu yidhi Cabdiaxmaan Cabdishakuur Warsame.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa uu intaas raaciyey, “Siyaasadu ma ahan meel laga ganacsado, loona soo doonto dhaqaale iyo hanti, siyaasada waxaa la yiraahdaa mida SYL ay u soo halgameen oo dhiigooda, maalkooda iyo hantidooda u hureen, siyaasada waxaa laga dhigay sidii seylad suuq lacag lagu kala gadanayo, dowladnimo ma dhalineyso, qaranimo iyo sharaf ma keeneyso taas”ayuu si kulul u yidhii Cabdiraxmaan Cabdishakuur .

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories