Monthly Archives: October, 2016

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland Oo Guddiga Doorashooyinka Ku 40% Kharashka Doorashada Madaxtooyada iyo Qaddarka ay dhantahay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Guddiga Doorashooyinka Qaranka ku wareejisay adduun lacageed oo dhan 40 Milyan oo Dollar, taas oo u dhiganta boqolkiiba 40...

Daawo Warbixin laga diyaariyey Nolosha Dadka Dhimirka Ka Xanuunsan Ee Hargeysa Ku Nool oo laga deyriyey

Dadka Dhimirka Ka Xanuunsanaya Ee Suuqyada Ku Dhibaataysan Iyo Xarunta Dhimirka Ee Hargeysa Oo Ku Baaqday In La Caawiyo Maadaama La Galay Xilligii Qaboobaha. Dadka Dhimirka Ka Xanuunsanaya Ee Suuqyada Ku Dhibaataysan Iyo Xarunta Dhimirka Ee Hargeysa Oo Ku Baaqday In La Caawiyo Maadaama La Galay Xilligii Qaboobaha.

Xiddigaha Geeska oo Hadhimo-sharafeed ku sogootiyey Yurub Geenyo iyo Axmed-Wali Furinle oo Sannadkan laga dhex-xushay

KOOXDA FANAAIINTA XIDIGAHA GEESKA OO MAGAALADA HARGEYSA XAFLAD SAGOOTIN AH UGU QABTAY AXMED-WALI FURINLE IYO YURUB GEENYO OO SANNADKAN KA QAYB-GALAYA BANDHIGGA SOMALI WEEK...

Xuska Maalinta Shuhadada SNM Oo Hargaysa Si Balaadhan Looga Xusay

Hargeysa (SL.Post) Waxa magaalada Hargeysa si balaadhan looga xusay xuska maalintii shuhadada Ururkii  SNM oo sannad kasta ku beegan 17 October, waxaana ka soo...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Abaar Ku Dhufatay Gobollada Bariga Somaliland

Hargeysa (SL.Post) Xukuumadda  Somaliland, ayaa ka hadashay abaarta ka jirta gobollada Bariga  Somaliland oo nolosha dad iyo duunyoba saamaysay isla markaana baaq qeylo dhaan...

Somalia: Beesha Caalamka Oo Ka Digtay Inay Baarlamaanka Ka Mid Noqdaan Xubno Debmiyo Geystay

(SL.Post) Qaramada Midoobay, Ururka Goboleedka IGAD, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Itoobiya, Talyaaniga, Boqortooyada Britain, Sweden iyo Maraykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay in xubno...

Galmudug Oo Ka Jawaabtay Baaqii Qaramada Midoobay Ku Qaadacday In Liiska Aqalka Sare Laga Saaro Hoggaamiye Kooxeed-yadii Hore

(SL.Post) Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo ka jawaabay hadalkii beesha calaamka ee ahaa inaan liiska xubnaha Aqalka Sare lagu soo darin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img