Monthly Archives: October, 2016

spot_imgspot_img

Xirsi Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimi Wasiirka Warfaafinta

(SL.Post) Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali X. Xasan ayaa ka jawaabay Eedeymo uga yimid  Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani) Xirsi...

Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Loolan La Sheegay In Loogu Jiro Kurisga Guddoomiyaha Ee Xisbiga

(SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE Axmed Cabdi Dheere, ayaa ka hadlay loolan la sheegay inuu u dhexeeyo...

Jamaal Cali Xuseen Oo Magacaabay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Iyo Dareenada Ku Xeeran

(SL.Post) Musharaxa Madaxweynaha ee xisbga UCID Jamaal Cali Xuseen  oo maanta warbaahinta kula hadley xarunta dhexe ee  xisbiga UCID ayaa  uu magacaabay Xoghayha guud...

Wasiirka Waraafinta Oo Dhaliilo U Jeediyey Xirsi Iyo Cabdiraxmaan Cirro

(SL.Post) Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu dhaliilo culus u soo jeediyey hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Musharraxa Madaxweyne ee...

Cali Khaliif Oo Sheegay Ka Inuu Hargeysa U Iman Doono Wada-hadalka Maamulkiisu La Yeelan Doono Xukuumadda Somaliland

(SL.Post)  Madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh, ayaa faahfaahin ka bixiyey hasmai-u-socodka wada-hadallada aan weli bilaabmin ee la filayo inay u furmaan xukuumadda...

“Cirro wuxuu ku tallaabsaday Caddaalad-darradii Somaliland ugu weynayd…” – Axmed Muumin Seed

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, isla markaana ahaa murashax u taagan jagada madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbigaas, ayaa caddaalad-darro...

Shirkii Golaha Dhexe ee WADDANI oo lagu doortay Murashaxiinta Madaxweynaha & Ku-xigeenka iyo Jewigii Shirka ee Saaka

Hargeysa (SLpost)-Shirkii koowaad ee Xisbiga WADDANI oo si rasmi ah maanta magaalada Hargeysa looggu soo gunnaanaday, ayaa Murashax Madaxweyne looggu doortay Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro),...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img