“Cali Khaliif Galaydh Haddii Uu Yidhi Hargeysa Ayaan Imanayaa Cidna U Diidi-mayso” Wasiirka Arrimaha Guddaha
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliya Xasan...
Baarlamaanka Ingiriiska Oo Su’aalo Somaliland Ku Saabsan Lagu Weydiiyay Wasiirul Dawlaha UK Ee Afrika
(SL.Post) Fadhigii aqalka baarlamaanka Ingiriiska 17 Oktoobar, ayaa waxa su’aalo ku saabsan Somaliland lagu weydiiyay wasiirul dawlaha Afrika iyo bariga dhexe u qaabilsan wasaasaradda...
Madaxtooyada Oo Olole Ugu Jirta In Baashe Ku Fadhiisto Kursiga Shirguddoonka Golaha Wakiilada, Marka Uu Cirro Baneeyo
(SL.Post) Madaxtooyada Somaliland ayaa guclo iyo orod ugu jirta sidii ay taageero ugu heli lahayd in guddoomiye-xigeenka 1aad ee golaha wakiilada Md. Baashe Maxamed...
Axmed Muumin Seed Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Garabka Toosinta Xisbiga WADDANI
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed oo maanta kulan ay wada jir magaalada Hargeysa ugu yeesheen xubnihii ka...
Xukuumadda Somaliland Oo U Jawaabtay Xasan Sheekh
(SL.Post) Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre, ayaa ka jawaabay hadalo Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaga hadlay arrimaha Somaliland iyo inay...
Amiirkii Hore Ee Qadar Sheekh Khalifa Bin Xamaad Oo Geeriyooday
(SL.Post) Amiirkii hore ee dalka Qadar Sheekh Khalifa Bin Zamad Al-thani ayaa shalay Axadii ku geeriyooday dalkaas, iyadoo dowladda Qadar ku dhawaaqday Saddex maalmood...
Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Galmudug Iyo Puntland Ku Dhex-maray Gaalkacayo
(SL.Post) Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo saakay dib uga qarxay Degmada Gaalkacyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

