Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ku Tagaya Itoobiya
(SL.Post) Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa safar ku tagaya dalka Itoobiya. Ma jiro wax war ah oo ay xukuumadu ka soo saartay socdaalka Madaxweynaha, laakiin...
Khaladaadka Ku Jira Sawirka Khariirada Adduunka
(SL.Post) Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku daahqaadaynaa khaladaadka ku jira map-ka adduunka oo ah khaladaad u badan xajmiga wadamada qaarkood la siiyey iyadoo koonkeenuna...
“Qabyaalladu Waa Cudur Aan Laga Bogsan Ee Inta Aanu Kugu Dhicin, In Layska Ilaaliyo Weeye” Feysal Cali Waraabe
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo ka qayb galay madal lagu daah furayay sannad guurada koowaad ee ka...
Ismaaciil Buubaa Oo Ka Digay Dib U Dhac Mar Kale Ku Yimaada Doorashada Madaxtooyada
Hargeysa (SL.Post) Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, isla markaana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa ka digay...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Kula Shiray Salaadiinta, Wasiirada Beeshiisa Iyo Saddex Siyaasi Oo Miisaan Leh Oo Aan Shirka Ka Qayb-gelin
(SL.Post) Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa habeen hore kulan shir ah madaxtooyada kula yeeshay salaadiinta iyo wasiirada beeshiisa Kulanka oo aanay wax war ahi ka...
Ambassador Nuuriye Oo Boorama Ku Geeriyooday Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsiyadeeyey
(SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, waayeelka,...
Madaxweynaha Somalia Oo Cambaareeyey Qarax Ka Dhacay Baladweyne
Muqdisho (SL.Post) Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u Cambaareeyey Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Galbeedka Degmada Beledwyeyne ee Xarunta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

