HomeAmiirkii Hore Ee Qadar Sheekh Khalifa Bin Xamaad Oo Geeriyooday

Amiirkii Hore Ee Qadar Sheekh Khalifa Bin Xamaad Oo Geeriyooday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Amiirkii hore ee dalka Qadar Sheekh Khalifa Bin Zamad Al-thani ayaa shalay Axadii ku geeriyooday dalkaas, iyadoo dowladda Qadar ku dhawaaqday Saddex maalmood oo baroor diiq qaran ah.

3507

Sheekh Khaliifa Bin Xamad Al-thani ayaa da’diisu aheyd 84 sano jir, waxaana xilka boqortooyada uu hoggaaminayay tan iyo sanadkii 1972 illaa 1995.

Amiirka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thani oo uu awoowe u yahay u yahay Sheekh Khaliifa ayaa ku dhawaaqday saddex maalmood oo baroor diiq, sida ay soo warisay wakaalada wararka ee dalka Qadar.

Sanadkii 1995 ayaa ahayd markii Amiirkii hore ee Qadar Sheekh Khaliifa la afgambiyay, isagoo fasax  ugu maqnaa dalka Switzerland.

Amiirkii hore ee Qadar waxa lagu xasuusan doonaa in sanadkii 1991-dii uu garoonka diyaaradaha magaalada Doxa ee dalka Qadar u ogolaaday diyaaradaha dagaalka dalalka Maraykanka Canada iyo Faransiiska oo xilligaas dagaal kula jiray Ciidamadii Saddaam Xuseen oo qabsaday dalka Kuwait.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories