HomeBaarlamaanka Ingiriiska Oo Su’aalo Somaliland Ku Saabsan Lagu Weydiiyay Wasiirul Dawlaha UK...

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Su’aalo Somaliland Ku Saabsan Lagu Weydiiyay Wasiirul Dawlaha UK Ee Afrika

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Fadhigii aqalka baarlamaanka Ingiriiska 17 Oktoobar, ayaa waxa su’aalo ku saabsan Somaliland lagu weydiiyay wasiirul dawlaha Afrika iyo bariga dhexe u qaabilsan wasaasaradda arrimaha dibadda Ingiriiska Md. Tobias Ellwood.

Tobias Ellwood, United Kingdom parliamentary Under Secretary of State speaks during a U.N. Security Council meeting, Friday, Sept. 19, 2014, at the United Nations Headquarters. The Security Council met to discuss the situation of The Islamic State group in Iraq. (AP Photo/Julie Jacobson)
Tobias Ellwood, United Kingdom parliamentary Under Secretary of State speaks during a U.N. Security Council meeting, Friday, Sept. 19, 2014, at the United Nations Headquarters. The Security Council met to discuss the situation of The Islamic State group in Iraq. (AP Photo/Julie Jacobson)

Xildhibaan Stephen Doughty oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska oo aad u taageera qaddiyadda Somaliland, ayaa wasiirka weydiiyay su’aalo ku saabsan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya iyo weliba shirka nabadeed ee Madaxweyne Siilaanyo u fidiyay beelaha gobalada Sool iyo Sanaag-bari.

Su’aalaha iyo jawaabaha oo aanu idiin soo turjunay waxa u dhignaayeen sidan:-

Stephen Doughty: Waxaan Wasiirul-dawlaha arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka weydiin lahaa, door noocee ah ayaa ay xukuumaddu qorshaysay in ay ka qaadato, gacan ka geysashada fududaynta dib u bilowga wada xaajoodkii Somaliland iyo Soomaaliya doorashooyinka madaxweynaha ee bisha March 2017 kadib.?

? Tobias Ellwood: Dawladu waxay ogtahay ahmiyada wada hadalka Somaliland iyo Somaliya oo ay hadda fududaynayso dawladda Turkigu, waxaanan rajaynaynaa in dib loo bilaabo marka doorshada Somaliland ee madaxtooyada iyo Baarlamanka laga gudbo, isla markaana geeddi-socodka doorashada Soomaaliya la qabto.

Mawqifka dwaladda Ingiriiska ee Somaliland wuxuu muddo dheer ahaa inay u taalo Somaliland iyo Somaliya inay go’aan ka gaadhaan mustaqbalkooda iyo inay dalalka jaarku hoggaamiyaan aqoonsiga qaab kasta oo cusub.

Stephen Doughty: Waxaan wasiiru-dawlaha arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka, weydiin lahaa, maxaa qiimayn ah ee uu ku sameeyay hawlaha dib-u-heshiisiinta ee ay dawladda Somaliland ka dhex waddo bulshooyika gobalada Sool iyo sanaag ee Somaliland, maxaase’ taageero ah ee ay dawladdu ka gaysanaysaa gacan-qabashada dadaalladaas.?

?Tobias Ellwood: Dawladda Ingiriisku way soo dhawaynaysaa wada hadalka dhowaan u bilowday dawladda Somaliland iyo wakiillo ka socda goballada bari ee Sool iyo Sanaag. Waa hannaan ay Somalidu hoggaaminayso oo ay Somalidu leedahay kaas oo aanu rajaynayno inay natiijadiisu noqoto, xal siyaasi ah oo loo dhan yahay, iyo xasiloonida gobalka oo la xoojiyo. 16kii September, annaga oo kaashanayna saaxiibadeena caalamiga ah, waa aanu soo saarnay war-murtiyeed aanu madaxweynaha Somaliland ugu baaqayno in uu si degdeg ah u dejiyo geeddi socod cad, oo waqtiyeysan oo arrintan lagaga gungaadhayo.

 

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories