Monthly Archives: October, 2016

spot_imgspot_img

Wasiirka Maaliyadda iyo Masuuliyiinta Ciyaaraha oo Ballanqaaday in la Casriyeyn Doono Garoonka Timacadde Sannadka 2017-ka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan iyo masuuliyiinta bahda ciyaaraha, ayaa ballanqaaday in qaab casri ah loo dhisi doono garoonka kubbadda...

Xulka Gobolka Saaxil Oo 4:0 Kaga Adkaaday Gobolka Xaysimo

Hargeysa (SL.Post) Xulka kubada cagta gobolka Saaxil ayaa 4:0 ugu awood sheegtay xulka gobolka Saaxil,  oo labadan kooxood lagu furay wareega labaad ee tartanka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Furay Wareega 2-aad Ee Tartanka Ciyaaraha Gobolada (SAWIRRO)

Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayso Marwada koowaad ee qaranka Somaliland, Marwo Aamin-weris Sheekh Maxamed Jirde, iyo xubno...

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Sababaha Baajiyey Shirkii Burco Ee Madaxweyne Sillaanyo Hore U Iclaamiyey Iyo Diidmadii Cali Khaliif

Hargeysa (SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay ababaha uu Dib ugu Dhacay Shirkii Beelaha Gobollada bari...

“Guddida Diwaangelinta In La Soo Mariyo Dacwaddu Waa Waajib, Waanan U Tageyna” Axmed Muumin Seed

Hargeysa (SL.Post) Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed oo ka biyo-diiday Habka loo maamulay Shirkii Golaha dhexe ee...

Kenya Oo Sheegtay Inay Adkaynayso Ammaanka Xadka Ay La Wadaagto Somalia

Nairobi  (SL.Post) Dawlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ay qaadayso tillaabooyin lagu adkaynayo xadka Kenya iyo Soomaaliya ay wadaagaan gaar ahaan dhinaca gobolka...

“Isla Weynaantii Iyo Dhaqankii Reer Guuraaga Ayaa La Wada Oo, Weli Hagaysa Siyaasiinta Soomaalida” Prof: Gees

Qeybtii 3aad Ee Qormada Nolol La Xusuusto & Siciid Maxamed Gees “1977-kii  ayaa Dawladdii Soofiyeetku   uga dhigtay Siyaad Barre Inuu ku duulo Itoobiya  Dheg...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img