HomeKenya Oo Sheegtay Inay Adkaynayso Ammaanka Xadka Ay La Wadaagto Somalia

Kenya Oo Sheegtay Inay Adkaynayso Ammaanka Xadka Ay La Wadaagto Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi  (SL.Post) Dawlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ay qaadayso tillaabooyin lagu adkaynayo xadka Kenya iyo Soomaaliya ay wadaagaan gaar ahaan dhinaca gobolka Waqooyi-bari.

2016102763613139199299824220161027636131307526165326intere

Dawlada Kenya ayaa go’aansatay arinkaa kadib weerar labo cisho ka hor ka dhacay magaalada xadka ku taala ee Mandheera. Weerarkaa ayaa waxa soo qaaday dablay loo maleeyay Al-Shabaab, waxaana lagu dilay ugu yaraan 12 qof.

Sidoo kale ayaa horraantii bishaan waxa isla magaaladaa lagu dilay 6 qof.

Wakiirka Kenya u qaabilsan arimaha gudaha Joseph Nkaissery ayaa Arbacadii todobaadkan sheegay in KDF iyadoo la adeegsanayo la dhisi doono cutub u xilsaaran xaqiijinta ammaanka xadka si Al-Shabaab aanay  inta xadka ka soo tillaabto weeraro uga geysan guddaha Kenya.

“Waxaanu ka shaqeyneynaa saacad kasta inaan qaadno tillaabooyin muhiim ah oo lagu xaqiijinaayo in muwaadiniinta qeyb kasta oo dalka ah ay ammaan iyo badbaado helaan.” Wasiir Nkaissery ayaa sidaa yidhi.

Mr. Nkaissery ayaa intaa ku daray in haatan askar badan oo Boolis ah la hawl galiyay si ay u ugaadhsadaan dadkii fuliyay weerarkii habeenkii Salaasada ee aanu soo dhaafnay.

Dhawaan ayaa madaxa ciidamada difaaca ee Kenya Samson Mwathethe uu sheegay in ciidamo Militari ah oo dheeraad ah la geeyay xadka Kenya iyo Soomaaliya dhammaantii, waa min Mandera ilaa Lamu.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories