Home“Imaaraadka Carabtu Waxay Madaxwaynaha Waydiisteen Inay Saldhig Ka Samaystaan Berbera" Wasiirka Duulista...

“Imaaraadka Carabtu Waxay Madaxwaynaha Waydiisteen Inay Saldhig Ka Samaystaan Berbera” Wasiirka Duulista iyo Hawada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SL.Post) Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo, ayaa sheegay in dawladda Imaaraadka carabtu ay Xukuumadda Somaliland ka dalbadeen in Saldhig Milateri ka samaystaan magaalada Berbera.

 

farxaan-aadan-haybe

“Waxaa jira oo xaqiiqo ah, Imaaraadka Carabtu waxay Madaxwaynaha waydiisteen Inay Saldhig ka sameystaan magaalada Berbera, waa Codsi ee Heshiis lama gelin, Madaxweynuhu wuu ka aqbalay (Codsiga) oo diblumaasiyadda ayay ka mid tahay, ” Sidaa waxa yidhi Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo ka mid ahaa Weftigii Madaxweynaha ku wehelinayey Socdaalkii uu ku tagay Dalka Imaaraadka Carabta oo Saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa oo uu dib ugu soo laabtay, markii Madaxweynuhuna uu Imaaraadka uga gudbay Ingiriiska.

Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland waxa kale oo uu sheegay in dalalka la jaarka ah Somaliland ay faa’iido weyn ku qabaan Saldhigyada Ciidanka ee dalalka shisheeye ku leeyihiin Waddamada Geeska Afirka waxaanu yidhi, “Jabuuti ayaa inoogu dhaw oo waxay ka faa’idaystaan Saldhigyada ciidamada ee dalalka Shisheeye, Jarmal, Maraykan, Shiinaha iyo Faransiisbaa ku leh, waa xirfad la is dheer yahay.” Ayuu yidhi Wasiirku, waxaanu intaa ku daray, “Madaarka Berbera hore waxaa uu u ahaan jiray Saldhig Ciidan oo ay leeyihiin Waddamada Ruushka iyo Maraykanka”

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories