“Garanayo Waxa Shakiga Loo Gelinayo Doorashadu Inay Dhacayso” Cabdillaahi-jawaan
Hargeysa (SL.Post) La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland Cabdillaahi Cumar (Jawaan) oo hadda ah la taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Doorashooyinka, ayaa in aanay jirin Sabab...
Garabka Toosinta Xisbiga WADDANI Oo Hargeysa Lagaga Dhawaaqay
Hargeysa (SL.Post) Siyaasiyiin ka tirsan xisbiga WADDANI, ayaa maanta ku dhawaaqay garabka toosinta xisbiga WADDANI, waxaanay ku saluugeen siyaasada xisbiga WADDANI. Halkan ka daawo. Somalilandpost.net
“Waxaanu Doonaynaa In WADDANI Aanu Noqon Xisbi Ku Meel-gaadh Ah” Guddoomiye Cirro
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa khudbad uu arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay xilka...
Cilad Ku Timi Qaybtii FM-ta Ee Idaacada Radio Hargeysa
Hargeysa (SL.Post) Idaacadii Radio Hargeysa ee qaranka Somaliland lahaa gaar ahaan qeybta FM-ta ayaa gabi ahaanba dansan ilaa saaka iyo maanta duhurkii gabi ahaanba...
Boorama: Mudaharaad Ay Dhigeen Ganacsatada Jaaadleyda
Boorama (SL.Post) Dawlada Hoose Ee Borama Iyo Ganacsatada Jaadleyda Borama Oo Saaka Isbaacsaday Suuqyada Khalkhal galiyeyna Shacabka...(Hot video). Halkan ka daawo. Somalilandpost.net
“Somaliland Waa Dal Madax-bannaan Oo Aan Ka Mid Ahayn Maamul Goboleedyada Ku Midoobay Nidaamka Federaalka Somalia” Madaxweyne Siilaanyo
(Sooltoday) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilanyo oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa khudbad uu u jeediyay shacbiga Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, waxa...
Xubno Hore Ugu Fashilmay Masiirkooda Siyasadeed Oo Ku Biiray Xisbiga WADDANI
Hargeysa (SL.Post) Xubno siyaasiyiin reer Somaliland ah oo hore ugu soo fashilmay misiirkooda siyaasiga ah, ayaa maanta la midoobay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI. Xubnahan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

