HomeErdogan Iyo Obama Oo Afgambigii Turkiga Ka Dib Kulmay

Erdogan Iyo Obama Oo Afgambigii Turkiga Ka Dib Kulmay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hanju (SL.Post) Iyadoo dalka Shiinaha uu maanta ka furmay shirka dalalka la isku yidhaahdo G20, ayaa Madaxweynaha Maraykanka Barrack Obama iyo Madaxweynaha Turkiga Raccep Erdogan ay halkaa ku kulmeen.

201694636085684531102629erdogan_obama_paris_meeting_950x633_afp_nocredit

 

Obama ayaa ballan qaaday in dawladiisu ku dadaali doonto sidii sharciga loo hor keeni lahaa dadkii soo maleegay afgambigii dhicisoobay ee dhawaan ka dhacay Turkiga, iyadoo Turkiga ayaa hore u sheegay in dadkii soo maleegay qaarkood ay kunool yihiin Maraykanka.

 

 

Labada masuul ayaa sidoo kale ka wada hadlay xaalada colaada ka socota Suuriya oo ah dal jaar la ah Turkiga, Maraykanka iyo Turkiguna ku lug leeyihiin dagaalada halkaa ka socda.

 

 

Masuuliyiinta dalalka xagga dhaqaalaha iyo warshadaha ku horumaray ee caalamka ee la isku yidhaahdo G20 ayaa ku shiraya dalka Shiinaha.

 

 

Guud ahaan, hoggaamiyeyaasha dalalka G20 ayaa ku shirsan magaalada Hanju ee dalkaasi Shiinaha,iyagoo  ka wada hadlaya dhaqaalaha caalamka iyo halka uu haatan marayo.

 

 

Ban Ki Moon, Xoghayaha guud ee QM waxa uu ka digay in dhaqaalaha caalamka ee haatan kobociisu guud ahaan yahay gaabis ay arintaasi u daran tahay dalalka soo koraya.

 

 

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories