Home"Ujeedada Sool La Ii Geeyay Waa In Aan Fuliyo Siyaasadda Dawladda" Ramaax

“Ujeedada Sool La Ii Geeyay Waa In Aan Fuliyo Siyaasadda Dawladda” Ramaax

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa  (SL.Post)  Guddoomiyihii hore ee gobolka awdal ahna Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Sool Maxamed Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay in siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka awdal oo jooga Hargeysa ay waddaan olole ay ku baayactaan. Islamarkaanna wuxuu sheegay in magacaabida gobolka Sool tahay in aan fuliyo siyaasadda xukuumadda.

ramaax

 

 

Ramaax wuxuu sidaa ku sheegay mar uu warbaahinta kula hadlayay magaaladda Hargeysa, “Marka horre waxaan hambalyaynayaa Madaxweyne Jamhuuriyadda Somaliland ee xilkan cusub iigmadday in aan taggo gobolka Laascaannood, aad iyo aad baan u soo dhawaynayaa.”Ayuu yidhi Ramaax

 

 

Guddoomiye Ramaax waxa uu intaas ku daray  “Gobolka waad ka warhaysa markii la I geeyay siduu ahaa, maanta siduu yahayna waad ka warhaysaan, ilaahaybaan ugu mahadnaqaya oo wannaag baan ku oghay, xumaan taalla ma jirto, dadkunna wuu isku iman karraa waxna waa la isweydiin karaa, maaha in sas laga sameeyo, mar walba in umadda barobagaando laga sameeyo iyo waxaan jirin umadda laga sameeyo, waa gobol runtii aad iyo aad u qiimo badan, gobolka Awdal  odayaal dhaqan oo fiican buu leeyahay. Marka laga reebo dhawr siyaasi oo had iyo jeer is-yidhaahda ku baayactama oo iyagu olole galiya oo hargeysa joogga waliba. Laakiin waxaas oo dhan waxaan kaga hadli doonna maalinta xil-wareejinta.”ayuu yidhi Ramaax

 

 

Dhinaca kale Guddoomiye Ramaax wuxuu sheegay in aad ugu qanacsan-yahay gobolka Sool islamarkaanna shacabka gobolka ka filayo soo dhawayn wanaagsan iyo wadda-shaqayn fiican“Shacabku waa shacabkaygii oo waannu is-hurannahay, horrenna annigu nin reer beri ah baan ahay, Sool iyo Burco-na waxba ma kala duwanna, anniguba reer burco-baan ahay. Marka waxaan ka filaya wannaag, wannaagii aan goboladda kaleba kala kulmay, waayo dadka reer Somaliland waa isku wadda-dhaqan waa dad runtii aad iyo aad u xariira, marka waxaan filaya hawlihii aan goboladda kale kala kulmay. In la fuliyo waajibaadka lagu igmadayna waa waajib oo halka ilaahayna way ka tahay, halka xukuumaddii ku igmatayna way ka tahay in lagu ad-adkaado sharcigga, wannaaga iyo horumarinta , annigga sharaf bay ii tahay meel walba waannu isla fahanna. Waayo ujeedada meesha la iigaynayo waxa weeye in aan fuliyo siyaasadda xukuumadda oo ah in waxyaabaha nolosha aas-aasigga u ah wax laga qabto, nabadna la ilaaliyo. Marka runtii waa laga yaaba dad siyaabo kale u turjuntaan oo taasinna waxaan qaba inay tahay ta dadka isku kaayo keentay.”

 

 

 

Somalilandpost.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories