Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

Somaliland Oo Markii U Horaysay Laga Hir-gelinayo Xarun Lagu Hubinayo Tayada Biyaha

Hargeysa  (SL.Post)Waxa maanta magaalada Hargeysa laga dhagax dhigay xarun cusub oo lagu baadhayo Caafimaadka biyaha ay cabto bulshad.                     Dhagax-dhigan xaruntan lagu hubinayo tayada biyaha, ayaa...

“Heshiiska Wareejinta Dekeda Berbera, Waa Dabin Loo Dhigayo Xukuumadda Soo Socota” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

Hargeysa  (SL.Post) Xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha  Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay sifo sharciyada...

Wax Ka Baro Qaabka Loo Ilaaliyo Madaxweynaha Maraykanka

Hargeysa  (SL.Post) Marka uu dalka dibadiisa u safrayo madaxweynaha dalka Maraykanku waxaa raacaya ugu yaraan 500 oo qof oo isugu jira hawlwadeenada aqalka cad,...

Shir Ay Hore Ugu Dhawaaqeen Siyaasiyiin Miisaan Leh Oo Qaban-qaabadiisu Socoto Iyo Nuxurka Uu Xambaarsan Yahay

Hargeysa  (SL.Post) Siyaasiyiin ka soo jeeda bariga magaalada Burco iyo Koonfurta Hargeysa, ayaa dhawaan iclaamiyay qabashada shir lagu sheegay inay ku falanqaynayaan xaalada siyaasadeed...

Fanaanada Qamar Harwo Oo Laga Sii Daayay Xabsi Ku Yaala Turkiga

Hargeysa  (SL.Post)  Waxaa si rasmiya xorriyaddeedii u heshey fannaanadii caanka ahayd ee Qamar Cabdillaahi Harawo,oo muddo sannada ah ku xidhneyd xabsi ku yaalla dalka...

Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadlay Kalsoonida Uu Ka Qabo Tartanka Uu gu Jiro Musharraxa Madaxweyne Ku Xigeenka WADDANI

Hargeysa  (SL.Post) Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga mucaaridka ah eeWADDANI Axmed Muumin Seed ayaa shaaca ka qaaday inuu ka mid yahay musharaxiinta ku...

PRESS RELEASE: WorldRemit Calls for Urgent Restoration of Money Transfers to Nigeria

Hundreds of global remittance companies forced to cease transfers while Western Union, MoneyGram and Ria continue LONDON (SLpost)- WorldRemit, a leading online remittance provider, is...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img