HomeFanaanada Qamar Harwo Oo Laga Sii Daayay Xabsi Ku Yaala Turkiga

Fanaanada Qamar Harwo Oo Laga Sii Daayay Xabsi Ku Yaala Turkiga

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa  (SL.Post)  Waxaa si rasmiya xorriyaddeedii u heshey fannaanadii caanka ahayd ee Qamar Cabdillaahi Harawo,oo muddo sannada ah ku xidhneyd xabsi ku yaalla dalka Turkiga, ayaa waxaa ugu dambeen lagu guuleystay in laga sii daayo xabsiga.

 

Harawo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Qamar Cabdillaahi Barkhadle (Harawo) oo ka tirsaneyd Fannaaniintii Hobolada Qaranka Waaberi, ayaa waxay Arbacadii dib u heshay xoriyadeeda, iyadoona la dejiyay hotel ku yaala Magaalada Istanbul.

 

 

Fannaanada, ayaa sanadkii 2012-kii lagu xidhey xabsi ku yaala Magaalada Istanbul, ka dib markii la sheegay in lagu qabtay qaad. Qaadka ayaa mamnuuc ka ah dalkaasi. Hase ahaatee waxay Fannaanadu beenisay inaanay shaqaba ku lahayn qaadkii lagu qabtay.

 

 

Maxkamadda Magaalada Istanbul, ayaa bishii December ee sanadkii 2012-ka ku xukuntay sideed sano oo xabsi ah, waxayna tan iyo xilligaa ay xaalad adag ku wajaheysay xabsiga.

 

 

Dhanka kale Qamar Harawo oo farriin maqal iyo muuqaalba leh ka soo dirtay hotelka ay ka degan tahay Magaalada Istanbul, ayaa naqdisay hadal ku soo gaadjay mudadii ay xabsiga ku jirtay, oo ahaa inay ku geeriyootay xabsiga iyo in ay ku dhex waalatay.

 

Iyadoo u jawaabeysay dadkaasi, ayay sheegtay in ay weli nooshahay, geeriduna ay tahay mid ku jirta gacanta Alle (S.W.T). Waxay ka dhawaajisay in ay gasho xabsiga Turkiga inuu ahaa Raxmad Alle xagiisa kaga timid.

 

 

Qamar Harawo, ayaa dhambaal salaan ah hawada u soo marisay Ummadda Soumaliyeed, iyadoo dhinaca kalana u mahadcelisay intii ka qayb qaadatay sidii ay dib xoriyadeeda ugu heli laheyd.

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Wariye; Mustafe Ahmed (Samakaab)

Email; Mustafe-axmed@hotmail.com

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories