Home"Heshiiska Wareejinta Dekeda Berbera, Waa Dabin Loo Dhigayo Xukuumadda Soo Socota" Xildhibaan...

“Heshiiska Wareejinta Dekeda Berbera, Waa Dabin Loo Dhigayo Xukuumadda Soo Socota” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa  (SL.Post) Xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha  Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay sifo sharciyada baal-maran hehsiis ula gashay shirkadda DP World , islmarkaana aan hay’adda sharci dejinta lagala tashan.

 

44

 

 

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo maanta khudbad ka jeediyay munaasibad xisbiga WADDANI ku soo dhaweynayay taageerayaal ku soo biiray, waxa kale oo uu sheegay in heshiiskan Xukuumaddu la gashay Shirkada DP World uu yahay mid lagu carqaladaynayo Xukuumadda soo socota waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

 

 

“Wax qarsoodi ah oo lala gudaayo oo Kilin-kilada lagu heysto  oo aan Xildhibaanadii loo sheegayn oo,  Wasiirradii gacanta  iska taagay oo Nin heshiiska akhriyey aanu ku jirin.” ayuu yidhi Xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde.

 

 

 

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, waxa uu intaas ku daray   “Maxaa lala yaacayaa 6 bilood baa hadhey , waana Dawlada dabo yaaqo ah oo sii socota in ay cid heshiis 30 sanadood ah la gasho xaq ma aha waana xaaran . Heshiiska wareejinta dekada Berbera waa dabin loo dhigaayo Xukuumada soo socota ee KULMIYE ka dambaysa oo ah heshiis 30 sanadood oo aan laga bixi karin. ” ayuu yidhi Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost Hargeysa  .

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories