Home"Mar Kasta Waxaan Idhaahdaa Somaliland, Waxa Kuraasta Loo Kala Badsaday Sidii Loo...

“Mar Kasta Waxaan Idhaahdaa Somaliland, Waxa Kuraasta Loo Kala Badsaday Sidii Loo Kala Hor-iimaansaday” Faysal Cali Waraabe

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa (SL.Post)  Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay isku shaandhaynta Madaxweynaha Somaliland ku sameeyay Xukuumaddiisa, waxaanu sheegay inuu soo dhaweynayo xilka ee loo magacaabay Wasiirka cusub ee arrimaha guddaha.

 

blank

 

 

 

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe waxa kale oo uu  sheegay inuu hore ugu baaqay in Somaliland loo wada sinaado, islamarkaana la sii wado u sinaashaha saamiga Xukuumadda.

 

 

 

“Isku shaandhayntani waa tii balanteenu ahayd haddaynu doonayno inay Somaliland mid noqoto waa in beelaha reer Sheekh Isaxaaq ay Kuraasta ka kacaan, oo saami dadka oo dhan raali-geliya oo Ummadda sima. Isku shaandhayntani waxay ahayd mid loo baahnaa in Kuraasta la isku dheeli-tiro.” ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe

 

 

Guddoomiyaha xisbiga UCID wax uu intaas ku daray “Markasta anigu waxaan idhaahdaa Somaliland waxa Kuraasta loo kala badsaday sidii  loo kala hor-iimaansaday, diinte Islaamkana haddii aad aragtaan marka qolo cusbi timaado waa la soo dhaweeyaa  oo Kuraasiday uga kici jirtay. Nebi Maxamed SCW qaniimadiisa Islaamka waxa loo badin jiray dadka markaas oo galay.”

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories