“Garmaqaate Faysal Cali Waraabe Tol Iyo Xisbi, Cid Kasta Oo Wanaagiisa Jeclayd Ka Joog Bay TidhI” Cali Guray
Hargeysa (SL.Post) Horta aniga cidna isma haysano. Waxa is haysta Ilma Cali Xuseen oo aan abti u ahay labadoodaba. Sanadkii 2012kii wax yar ka...
Siyaasiga Cali Daacuun Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Midnimada Somalia
Hargeysa (SL.Post) Siyaasiga Cali Axmed Maxamed (Cal Daacuun) oo xilal ka soo qabtay dawladihii kala dambeeyay ee Somaliya oo hadda ku sugan magaalada Hargeysa,...
“Ninka Jabiyay Qawaaniinta Xisbiga KULMIYE, Cida Ku Aaminaysa Qawaaniin Qaran Iyaday U Taalaa” Afhayeenka Isbaahaysiga
Hargeysa (SL.Post) Afhayeenka garabka isbaahaysiga xisbiga tallada haya ee KULMIYE Xuseen Axmed Caydiid, ayaa ka hadlay xubno ka tirsanaa isbaahaysigooda oo ku jiray isku...
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo U Kicitimay Gobolada Bariga
Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maamnta safar ugu kicitimay gobolada bariga Somaliland gaar ahaan magaalada Laasacaanood oo...
Loolanka Loogu Jiro Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Bilaabmay
Hargeysa (SL.Post) Loolanka murashaxnimo ee kursiga madaxweyne-xigeenka xisbiga Waddani, ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Hargeysa, ka dib markii uu soo dhawaaday shirka golaha...
“Berigii Hore Musuq-maasuqu Dil Buu Ahaa, Heshiiskii Dekeda Berbera Waxa La Gaadhsiiyay 20,000 Dollar Ay Xildhibaanadu Ku Codeeyaan.” Xasan Guure
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Xasan Guure Jaamac, ayaa Xildhibaanada Golaha Wakiillada ku eedeeyay inay dano dhaqaale ka dorteen masuuliyada ay...
Waa Kuma Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Arrimaha Daakhiligu Md Faratoon?
Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo,) ayaa siyaasiga Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ka soo jeeda degaanka Sool u magacaabay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

