HomeLoolanka Loogu Jiro Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Bilaabmay

Loolanka Loogu Jiro Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Bilaabmay

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa (SL.Post) Loolanka murashaxnimo ee kursiga madaxweyne-xigeenka xisbiga Waddani, ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Hargeysa, ka dib markii uu soo dhawaaday shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani oo la muddeeyay inuu qabsoomo bisha Oktoobar ee sanadkan.

 

blank

 

 

Loolanka ayaa wuxuu u dhexeeyaa Dr. Maxamed Xaaji Cali oo xisbiga ka tirsan iyo guddoomiye xigeenka xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed oo labaduba ka soo jeeda gobalka Awdal oo doonaya in loo doorto murashaxa madaxweyne xigeen ee xisbiga Waddani. Maxamed iyo Axmed ayaa bilaabay olole ay ku kasbanayaan xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Waddani oo noqon doona cidda kala saaraysa murashixiinta xisbiga ku tartamaya.

 

 

Dr. Maxamed Xaaji Cali, ayaa maalmihii u dambeeyay laga dareemayay shirar hoosaadyo uu la yeelanayo xubnaha golaha dhexe ee reer Hargeysa, kuwaas oo uu weydiistay inay codkooda siiyaan isagoo u bandhigay inuu u sharaxanyahay inuu noqdo murashaxa madaxweyne-xigeen ee xisbiga Waddani doorashada 2017.

 

 

Axmed Muumin Seed ayaa isna la sheegay inuu kulamo noocan ah oo kale ah oo taageero raadis ah la yeeshay xubno ka tirsan golaha dhexe ee xisbiga Waddani oo ka soo jeeda magaalada Burco.

 

 

Si kastaba ha ahaate, tartanka kursiga madaxweyne-xigeenka xisbiga Waddani ayaa noqon doona tartanka ugu xaasaasisan uguna xamaasada badan inta uu socdo shirka golaha dhexe ee Waddani.

 

 

 

Somalilandpost.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories